Comments on: Tuulada QULJEED, Ha Isku Dhiibto Degmada BOON.

By: Adam Aw Ali Masheye
TARIIKHDA BOON

waa magaalo ku caan  ah soleyga,waxaa aad u  jeclaa engriiska oo  u qorsheeyey laga dhiso jaamaca ,had ku taala sudaan ,waayo boon waxaa ku wareesan buuro, waxa aay reer boon diideen biyaha looga keena aftoox taas , oo aay u arkeen in engriisku wada diinta ka  badalo, wax aay magaalaad boon aad ugufiicanahay ,xaga ganacsiga , suugaanta , falsafada ,kafanta .

fanaana uga weynaa wuxuu ahaa Ysiin Garab Yare oo ku heesi jirey waqtigii doorashooyinka  ,oo ku heesi jirey , DAAR FOOQLEH AAN KORE OO DIBITAATI IGA DHIGA ,NIN YUUNAN II IMAN , NINA UMA DIYAAREE NINKA DAMACSAN TAAS LAMA DOORANAYEEN DUFAAN HA QAADEEN WAA INEYNU DIID NAA DABYLAH HA RACEE WAA INEYNU DIIDNAAN

mrYasin  garab yare wuxuu toos u galey hobalda Djibout ee gacan macaan

waxaa ka soo baxay fanaan weey oo maxamed ciise caduur oo soo sareey heesa ,heesa badan, waxaa ka mid ahaa

IRABAD KAAMA RIDO KARO AQOON YARE ,

Waxay boon caan ku aheyn xaga gabagey

Balafajaas oo, GARAB BEY RUBIYAD SINAYAA  GU IYO  JILAALE GURAYAN KA DHISTAAN KAMA GUURAANE ,

Markuu soo baxay afsoomaligu waxaa la sooban dhigey kalmada somali ah  aay ku jiraan todobada xaraf ee labalaabma , reer boon ayaa markiiba soo saarey ,,MANALAGRAADBAA,

Waxaa kaloo ka soo baxay majaajilsta weey , ina aw suldaan gaafane ,amina faarax (ina labaleeka ) oo heesahoos aad looga jecel yahey magaalada djibouti.

halkaa ka iiwada tariikhda boon

By: Adam Aw Ali Masheeye
waxaan ku farxaan in aan akhristo tariikhda magaalada Boon.aad ugu farxaa markaa lagu daro abahey ,abaayashshii dhisey magaalada, magaalad Boon u ku aha caan soleyga soleyga oo qudha   , ee waxay caan  ku tahey falsafada, sheekoyinka , iyo kaftanka, waxaa kaloo caan ku tahey iney hawo aad aduunka kale laheyn oo ah neecow

macaan , tariikhda Boon halkaa ka sii wada

waxaa aad u jeclaataa maahmaahada aabahey keeney ee ahayd , ma made Boon mise made England , waqtidii gumeysiga

iyo reer Boon ku guuleystey

MANAGARAADBAA ,, kalmada oo ku aay jiraan todobada xarf ee labalaama

taas waxaa soo saarey reer boon

iyo adeerkey aw cismaan waaberi oo keeny ha iscaawiso, taas na ay tahey in reer boon ay mid yihiin

By: Adam Aw Ali Masheeye
waxaan ku farxaan in aan akhristo tariikhda magaalada Boon.aad ugu farxaa markaa lagu daro abahey ,abaayashshii dhisey magaalada, magaalad Boon u ku aha caan , ee waxay caan  ku tahey falsafada, sheekoyinka , iyo kaftanka, waxaa kaloo caan ku tahey iney hawo aad aduunka kale laheyn oo ah neecow

macaan , tariikhda Boon halkaa ka sii wada