Dhoolla Tuska Kulmiye Iyo Dhoohanaanta Kaahin: Faallo

mudaharad6.jpg

Gorayacawl(AllBoon – AB); waa markii labaad ee bannaanbax ballaadhan oo nabdoon ay taageerayaasha xisbiga kulmiye fagaare iskugu soo baxaan. Dibad bixii hore wuxu ahaa midkii dhawaan ka dhacay magaalada Burco ee lagu diidannaa muddo kordhinta madaxweynaha iyo madaxweyne xigeenka dalka. Dibad baxaasi hore waxay dawladu kaga jawaabtay in masuulliyadda laga xayuubiyo duqii gobolka Togdheer.

Continue reading

Gabiley Ma Xeebtay Rabtaa?..

Gobolka Rayaale Gabiley U Magacaabay Ma Yahay Gobolkii Dadweynaha Degaankaasi Doonayeen Ee Xuduudihiisa Iyo Xeebtiisa Lahaa?

Faallo Gabileynews.

Waxaa indhawaale si weyn loo hadal hayey, gobolka uu Riyaale dhawaan u magacaabay Gabiley kaas oo magacaabistiisa ay kuwaheliyeen shan gobol oo kale iyo 16 degmo oo qaarkood daaqsin maqaleed isku jiraan. Continue reading