Gorayacawl(All Boon -AB); Dhakhtar u dhashay beelaha Koonfur Soomaaliya oo ka mid ahaa dhakhaatiir loo soo diray degaanka Gabiley sanadihii 1977kii ayaa wuxu dhawaan noo sheegay in markii loo soo dirayay degaankaas, ay wasaarada caafimaadku ku war galisay inuu yahay degaan ay u badan yihiin beeralayda iyo xoolo dhaqatada beelaha loo yaqaano Gadabuursi/Samarroon. Continue reading