Xusuusta Xanuunkii iyo Geeridii Rasuulka(CSW).
May 9, 2008 Leave a comment
Walaal Ma Xasuusan kartaa Geeridi Nabigeena Iyo Xanuunkiisii C/S/W ?
Nebigu wuxuu Jiranaa 18 maalmood oo ay Asxaabtu Booqanayeen Xanuunkiisa, Xanuunkii ugu Horreeyay wuxuu ahaa Madax-xanuun,habeenkii isniinta ee uu maalinkeeda dhiman doono ayaa Xanuunkiisii cuslaaday.