Boqor Axmad-Guray vs Madaxweyne Kaahin?.

Mujaahid Imaam Boqor Axmad-Guray iyo Madaxweyne Jaalle Daahir Rayaale Kaahin laysma bar-bar dhigi karo.  

Mujaahid Guray wuxu la jihaadayay gaallo, xeebaha dalka iyo guud ahaan dalka Soomaaliyeedna uma ogolan kareen gaallo iyo wixii la mid ahi inay gacanta ku dhigaan isagoo nool.   Read more of this post

Qabiilada Lagu Sameeyay Cilmi Baadhista By Ghandi

Qabqablayaasha kala qoqabay dadka ee maanta ka jirra Dalka badankoodu kaaraha ( Tanks ) Ethiopia ayuu midna horsocday midna daba socday Dalka cida laga xoreeyay & Cida loo xoreeyey midna lama yaqaano ? Read more of this post

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.