Qabiilada Lagu Sameeyay Cilmi Baadhista By Ghandi

Qabqablayaasha kala qoqabay dadka ee maanta ka jirra Dalka badankoodu kaaraha ( Tanks ) Ethiopia ayuu midna horsocday midna daba socday Dalka cida laga xoreeyay & Cida loo xoreeyey midna lama yaqaano ?   <!–more–>

Dadka qaarkoodna ma garanaayan waxa laysku haysto iyo halka laysla marayo Hadaba Soomalida oo ka mida Qoomiyadaha lagu tiriyo kuwa  ugu Deegaamada badan ee Geeska Africa oo dhulkuna ka badanyahay kuna coloobay Qabyaalad iyo Qabiil. waxaa lama huraan noqotay mar hadii Qabyaallada aan la dhaafayn in la xuso oo Cilmi baadhis lagu sameeyo Qabiilada.

 

Hadaba waxaan qiimaynaynaa Qabiilada iyo qaabka ay u kala duwanyihiin,Qabiiladii hore iyo kuwa maanta. Qabiiladii hore waxay dhalan jireen iyagoo Islaam ah oo Soomaliya waxayna ku kori jireen Dal jaceyl, Diin jaceyl iwm Qabiilada maanta Jiraana waxay dhashaan ooy ay koraan oo waliba ay dhintaa iyagoo Qabiilo ah

 

Hadii maanta uu qof dhinto waxaa la yiraahdaa  Qof reer hebel ah ayaa dhintay oo lama yidhaahdo qof Islaam ah ama Soomaaliya ayaa dhintay inta uuna qofku guursan waa nus.( badh ) marka qofku uu gursadana wuxuu noqdaa Reer ku soo biiray Reeraha. waxaan la yiraahdaa Reerkii reer Hebel. Qabiilkuna markuu kalidii joogo waa qabiil marka uu la bahoobo Qabiilada kalana waxay noqdaan Bulsho isbahaysatay  oo loo yaqaan Ummad, sidaa darteed  Soomaliya  Gobanimada waxay qaadatay  Soomaalidii oo wali Qabiil ah oon midoobin .waxaana dhalatay Dawlad 1960kii  oo Qabiil ku salaysan oo Reer baadiye ah.waana halka sartu ka qudhuntay

 

Qabiil kaliya oo ma manaafaacsaday Dalka ma jiro waxayna  ku kala duwanyuhiin korsiinta iwm. waayo? qofna kuma korin somalinimo iyo wadaniyad, hadaba Qabiilada Qudhmuunkooda iyo Qudhunkooda aan qiimaynay waxay kala yihiin sidan:

 

Daarood: wuxuu dhashaa Isagoo Somaliya wuxuuna koraa isagoo Dawlada wuxuuna dhintaa isagoo dambiile ah

   (waxaana Xaal ka raba Dawladnimo )

 

Hawiye: wuxuu dhashaa isagoo Somaliya  wuxuuna koraa isagoo  dadaallaya wuxuuna dhintaa isagoo waxba aan fahmin

       ( waxaana xaal ka raba Nabad & Hub )

 

Isaaq :wuxuu Dhashaa isagoo Somaliya , wuxuu ku koraa  Isaaqnimo wuxuuna dhintaa isagoo hadlaya

       ( waxaana Xaal ka raba Hadal, Hubsiimo & Qabyaalad )

 

Digil & Mirifle: waxay dhashaan iyagoo Soomaliya, waxayna koraan iyagoo tabcanaya( muruqmal ah ) waxayna dhintaaan iyagoo tuugsanaya..( waxaana Xaal ka raba wax soo saar )

 

Gadabursi: waxuu dhashaa isagoo Somaliya wuxuuna koraa isagoo wadaniya wuuna dhintaa isagoo aan la fahmin wuxuu rabo

            ( waxaana xaal ka raba Aqoon )

 

Madhibaan ,Midgaan, Tumaal, Yixir & Jareer,Baajuun: waxay dhashaan iyagoo Somaliya waxayna koraan iyagoo dulman waxayna dhintaan iyagoo islaama (muslim ) aakhirana aan Soomaali abaal u hayn.

 >>>>>  ( Waxay xaal ka rabaan Soomali oo dhan )>>>>>>>>

 

Dir-konfureed: wuxuu dhashaa isagoo Soomaliya waxay koraan iyagoo is cajabiyey waxayna dhintaan iyagoo aan raysamaal haysan ( waxaa xaal ka raba Xoolo iyo Biyo )

 

Cadcad, Reer Xamar, Barawaani, Shaashi:waxay dhashaan iyagoo xadaarad leh waxayna koran iyagoo Ajanabi isku haysta

waxayna dhintaan iyagoo is lugoynaya.

( waxaana xaal ka raba is dhexgal )

 

Qabiilada Cusub: Amxaar iyo Tirgree: marka hore aan macnayno Amxaar oo labo xaraf iyo weedh

 

AM=american + Xaar = Amxaar: waxay dhashaan iyagoo Islaamka neceb, waxayna koraan iyagoo Soomali neceb waxay dhintaan iyagoo is jecel

 

Tigree: wuxuu dhashaa isagoo Tuuga wuxuuna ku cayilaa

Somaliland, Puntland ,Gaajoland Daaduunland, Qabiilland wuxuuna dhintaa isagoo Ereteria saamaxay.

 

Yaa Somali u maqan ?

yaa u maqan Kilinka 5aad ?

 

Afeef:: maan jeclayn inaan Qabiil ka hadlo, ee raali ahaada

wakhtiga maanta lagu jiro ayay ka turjumaysaa

 

*********************************************************************

Fiiro gaar ah

Dalkii Soomaliya ayaa Qabyaaladii ka  dacwooday Xaalna  ka raba Qabiilada Somaaliyeed.

 

Mahdi Farah Aden (Mahdi Ghandi )

Holland

2 Responses to Qabiilada Lagu Sameeyay Cilmi Baadhista By Ghandi

  1. Somali says:

    An interesting analysis!

  2. xaq-udirir says:

    s/c
    Haddii aan isku dayo in aa arrintaa rayigayga ka dhiibto, waxay ila tahay:
    1- Daarood wuxuu dhashaa isagoo Badawa, wuxuu ku koraa ciil , wuxuu ku taamaa , xukun su uu uaargoosto.
    wuxuu ku dhintaa guuldarro .
    2-Hawiye wuxuu dhashaa isagoo , hurda , wuxuu ku koraa tabcasho , wuxuu dhintaa isagoo dadaalaya , haddana faro madhan .
    3- Isaaq wuxuu dhashaa isagoo Qaniya , wuxuu ku koraa xarago , wuxuu dhintaa isagoo xorra ,

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.