Wali Boon Ma Aragteen?- By Caddaawe (Nov2006)

Degmada Boon waxay kamid tahay meelaha ugu da’da wayn  gobolka awdal waxayna ku taallaa meel xudun u ah gobolka. Magalada Boon  waxan soo maray sannadkii1986kii markii la saasayay gobolka awdal halkaan waxan kula kulmay rag farabadan oo  magaaladaasi degan. Hadaba wixii aan la kulmay oo dhan  waxan ka tiriyay geeraar yar anigoo markaa lajoogay nin jabuuti kayimid oo layiraahdo Cige Ibraahim Cadar. Continue reading

Dib U Xusuusta April 2003 Iyo Boon

“ Haddii Reer Awdal-Oow Dhammaantiin U Codaysaan Madaxweynaha Kuma Soo Celin Kartaaan Xukunka,” Abiib, R.Xoosh-Boon, G.Awdal. (April 2003 Haatuf)

Boorama (HAATUF) Iyadoo weli degmooyinka iyo tuulooyinka gobolka Awdal ay si xamaasad leh uga socdaan ololaha doorashooyinka loogu tartamayo hoggaaanka dalka oo lagu wado in ay dalka ka dhacdo 14ka bishan abril ‘ayuu weli xisbiga KULMIYE ololahiisa si diiraan uga wadaa degmooyinka iyo tuulooyinka gobolka awdal. 

Continue reading