Jordan (Allboon) Wakaalada wararka ee boqortoyada urdun ayaa waxay sheegtay in doon wadata calanka urdun oo magaceeda la yidhaahdo victoriya warkeega la waayay sideedii subaxnimo ee sabtidii oo bishu ahayd 17/05/2008. Doontaasi oo maraysay meel 35mille u jirta biyaha soomalia.doonta waxa loo malaynayaa in la afduubay.sidaas waxa shegay wasiirka gaadiidka urdun Eng.Alaa Batayineh.
