Kenya:Losing billions of shillings in milk and dairy products
May 19, 2008 Leave a comment
I Daayaay Boon I Deeqdaye.!!
May 19, 2008 21 Comments
(1). Abwaanka Abwaanada Boon – Xasan Yoolac (AUN).
Bogga Abwaanada Boon oo ku xusan xagga sare ee shabakada allboon.com; ayaa wuxu yahay bogga aynu ku kaydin doono dhammaan abwaanadii reer Boon ee heer kasta lahaa.
May 19, 2008 Leave a comment
Dagaalo geeystay Qasaare nafeed oo maanta ka dhacay Deegaanka Galgalato iyo Suuqa Dayax ee Magaalada Muqdisho.

Muqdisho. 19. May .2008. (Sh.M.Network)-Iska Horimaad Hubeeysan oo u dhexeeyay Ciidamada Dowlada iyo Xogaga ka soo hor jeeda ayaa maanta ka dhacay suuqa Xoolaha lagu iibiyo ee Dayax isla markaana ku fiday Deegaanka Galgalato ee duleedka bari ee Magaalada Muqdisho.