Goormay Ahayd Goortii Boon Loo Magacaabay Degmo?

   

Madaxweyne Rayaale Iyo Wasiirkiisa Daakhiligu  Miyey Isku Maan-Dhaafeen Ballanqaadkii
Degmo-Nimo Ee Tuullada Boon?

 

 

Boon, Feb 18, 2005 (Haatuf) – Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Ismaaciil Aadan Cismaan, ayaa sannadkii hore bishii June mar safar hawleed ku tegay isaga iyo wefti uu hogaaminayo magaalada Boon ee gobolka Awdalka, waxaa uu dadweynaha reer Boon ballanqaad ugu sameeyay in magaalada loo aqoonsan doono degmo, isla markaana uu Madaxweyne Rayaale ka dalban doono sidaas, kadib markii ay shacabka Boon ka dalbadeen.

Continue reading

The History of Somali Communities in the Sudan since the First World War

  Introduction:-

 

 Sudan(AllBoon/HiilDan). Sudan and Somalia are connected historically through strong ties: religious, cultural and political. Sayyid Muhamad Abdallah Hasan, known to the British Colonial authorities in Somalia as the Mad Mullah, fought the colonizers from 1898-1920. The Sayyid was a disciple of Muhammad Salih al-Rasheed, the Sudanese, who propagated the Salihhya order in mekka. Al-Rasheed appointed Sayyid muhamad Abdallah Hasan as his deputy to spread the Salihhya teachings in Somalia. Due to the efforts of the latter, the Salihhya order ranked second to the Qaddriya order in Somalia in the nineteenth century. Other sources point to the actual participation of some Sudanese in fighting with the Sayyids troops against, the British and the Italians in Somalia. Also, the same sources direct attention not only to the impact of the Sudanese Mahdi on the Sayyid, but also to the possibility of their meeting at the port of Suakin in Eastern Sudan; though this event could not be confirmed or validated.

Continue reading