Ogaysiis Jaalliyadda Awdal UK: Meeyarkaaga La Kulan.

 THE AWDAL AND SALAL diaspora  in London and its surroundings are invited to attend a major conference on 24th may 2008 in North West London. The conference will be held in Regenaration Centre , Unit 17 Shopping Precint Hillside, Stonebridge , London NW10 8lt  at 16:00 .
The conference will address very important issues about Awdal/ Salal diaspora and also breifings about current situation of Awdal/ Salal regions of Somaliland. One of the speakers will be The Mayor of Borama  Mr. Abdirahman Mohamed (shide) Bille,who was in town for the last few weeks. The attendees are advised and encouraged to be  inventive,supportive and also punctual.

 
 
Dhamaan Jaaliyadaha ka soo jeeda Awdal iyo Salal kuna nool London iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa inay ka soo qayb galaan shirwayne ka dhici doona maalinta sabtida ah ee soo socota ( 24th may 2008) . madasha lagu qabanayo shirku waa xaafada Stonebridge ee waqooyi galbeed ee London. cinwaanku waa Regenaration Centre, Unit 17 Shopping Precint , Hillside , Stonebridge , London NW10 8lt  afarta galbnimo. Shirwaynahaas waxaa lagu qaadaa dhigi doonaa arrimo muhiim ah oo khuseeya jaaliyadaha Awdal iyo Salal   ee carigan ingiriiska iyo warbixino ku saabsan xaalada ay ku sugan yihiin gobolada Awdal iyo Salal ee Soomaliland. waxaa halkaa ka hadli doona waftigii degaanka degmada Boorama oo uu hogaaminayo Mayorka Boorama Mr. Abdirahman Mohamed (Shide ) Bille. Waxaa dadka lagu wargelinayaa inay waqtiga dhowraan , wixii fikrad ah ee horumarin ahna soo bandhigaan.

 

Waad mahadsantihiin

 

Faah-faahin dheeraad ah, fadlan kala soo xidhiidh:


Mohamed O. Bille
Mbille7@hotmail.com
tel: 07956933671
London, uk

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.