Dil lagu xukumay Mangistu Haile Mariam
Maxkamadda sare ee dalka Itoobiya ayaa waxay dil ku xukuntay Mangistu Haile Mariam oo ahaa Kalidii taliyiihii hore ee dalka Itoobiya, iyo 18 ka mid ahaa adeegayaashiisii. Waxa caddaalad loo sugay kummanaan qofood oo la dilay wakhtigii kalidii taliye Mangistu dalka xukumayay, ayuu yidhi dacwad ooge (Prosecutor).