By: Mahdi Ghandi
Kubbada Cagtu waa laf- dhabarta ciyaaraha adduunka Waxaana la qabtaa tartamo kala duwan oo nooc walba ah Kubbadu cagtu waxay noqotay dagaal Casri ah oo ku Salaysan Lacag halka. Dadyowga qaarkoodna lacagta u daadiyaan dhiig bani’aadam.