Tobabarayaasha Iyo Ciyaartooyda Kubbada Cagta Adduunka Iyo Mushaharooyinkooda
June 14, 2008 Leave a comment
By: Mahdi Ghandi
Hadaba iyadoo aan ku jirno waxkhtigii Tartankii Ciyaaraha Qaarada Europe waxaan maqaalkan ku fiirinaynaa warbixin kooban oo Shirkada Veronica ee Holland kaga hadlayso maqaal ay ugu magac dareen (Cash and Co) Tababarayaasha iyo Laacibiinta Aduunka ee ugu mushaarka badan Gudaha iyo Dibeda Europe
10ka ugu Mushaar Sareeya
1. Kaka ( Ac milan ) . 9.000.000 Euro
2. Ronaldinho ( Barcelona ). € 8.50.000
3. Terry ( Chelsea ) . € 8.040.000
4. Lampard ( Chelsea ). € 8.04.000
5. Henry ( Arsenal / Barcelona) . €7.860.000
6. Cristiano Ronaldo ( Man unt ) €.7.680.000
7. Ballack ( Chelsea ) € 7.440.000
8. Shevchenco ( Chelsea ) €7.440.000
9. Gerard ( Liverpool ). €7.200.000
10.Rooney ( Man unt ) . €7.020.000
Waxaa soo raaca oo ku jira liiska 14aad
Ruud van Nistelrooij ( Real Madrid ). € 6.420.000
10ka ugu dakhliga badan marka lagu daro lacagta ka
Soo gasha Xayeysiiska ( Iidhehda ) iyo Gunooyinka
1. Beckham ( ral madrid/ L.A.Galaxy). €31,0 mil
2. Ronaldinho ( Barcelona) . 240,0 milion €
3. Messi ( Barcelona ).23,0 mil €
4. Cristiano Ronaldo ( Man unt). 19,5 milion €
5. Henery (Arsenal / Barcelona ) . €16,8 milion
6. Terry ( Chesea ). €13,0mil
7. Ballack ( Chelsea ). €13,8 milion
8. Ronaldo ( AC. Milan ). €13,4 milion
9. Kaka ( AC.Milan ) . €12,9 mil
10.Gerrard ( Liverpool ). € 11,8 milion
10ka Tababare ee ugu Mushaarka iyo Gunadda badan
1.Mourinho ( Chelsea ) .29,0 milion Euro
2.Capello ( Real Madrid / England ) €14,2 milion
3.Ferguson ( Man unt ). 7.4mil
4.Ramos ( Sevilla / Tottenham ) € 7,3milion
5.Erikson ( Man City ). €7,1milion
6.Wenger ( Arsenal ).6,4milion €
7. Jol ( Tottenham ). 5,8 milion €
8. Del Bosque ( Besiktas) . € 5,2milion
9. Mancini ( Inter ). €5milion
10. Rijkaard ( Fc Barcelona ) . €4,milion
Nb:
Diego Armanda Maradona 1982 : “waxaan ka dhashay qoys
Sabool ah laakiin lugtayda macaan ee bidix ayaan kaga
Saaray faqriga”.
Yaa u maqan Ciyaartoyda Soomaaliyeed ee u dhaxeeya
Xabbada Rasaasta, Qabiilka, jaadka iyo Maamulxumada ?
Ciyaartoyga ugu mishaarka yar:
Ciyaartooyga Somalia: 2xabo oo moofo ah &1 xabo oo moos ah
Ciyaartoyga Somaliland: hal marduuf oo jaad ah & koob shaaha
Ciyaartoyga Djibouti: Casho iyo xabad coca cola ah
Mahdi Farah Aden ( Mahdi Ghandi )
Amsterdam. / Holland