Mile-high tower wars: How tall is too tall?

The Burj Dubai will soar 800m above the Arabian desert, but a new mile-high tower is set to dwarf it. Jimmy Lee Shreeve asks: how tall is too tall?

 

 
Getty Images High society: the Burj Dubai tower

Tahriib Iyo Talo

  Patrol boat bringing migrants ashore

Waxa tiiraanyo lagu tusaalo qaato inoogu filan dhacdada taariikhiga ah ee foosha xun ee dhawaan ina soo martay, oo ah in tahriibayaal reer Awdal ahi ku haftaan kuna naf waayeen hirarka  iyo mawjadaha badweyn shisheeye. Mar labaad tacsi tiiraanyo badan ayaan gaadhsiinaynaa ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxeen tahriibayaashaas reer Awdal ee heddoodii dhammaatay, naxariis janno iyo samir iyo iimaan.
 

Read more of this post

Maanta Waa Maalin Hooyo Weyday Wiilkeedii

By Cabdiraxmaan Cali Rooble
 
Salaamu calaykum, maanta waa maalin aad iyo aad u murugo badan, maanta waa maalin hooyo ay wayday wiilkeedii, maanta waa maalin walaal uu wayey walaalkiis, maanta waa maalin saxiib uu waayey saxiibkii qaaliga ahaa, runtii dhacdadani dhacday waxay noqotay dhacdo aad u xanuun badan oo samayn ku yeelatay dhamaan bulshada reer awdal ahba. Read more of this post
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.