Comments on: Maanta Waa Maalin Hooyo Weyday Wiilkeedii

By: abdirahmaan hasan caqli
waxaan aad iyo aad aan uga xumahay dhaliyarada ku dhimatay bada oo aan in badan oo ku jirtana aan sxbo ahayn waxanaan ilahay uga baryaya inay naxariistii jano ka waraabiyo

waxaan leehay inta kale ee hamiga ku haysana inaa ay soo tahriibaan ina ay naftooda soo haligin oo ay iska daayaan tahriibka waxaan inileehay sxbayaal iyo walaalayaal iska daaya

waxaanaan halkana aan tacsi ugu dirayaa qaraabadii iyo eheladii aya ka baxeen dhaliyaradii reer awdal waxaan leeyahay samir  iyo iman ilahay ha iniga siiyo iyagana janada fardawsa ilahay ha galiyo  aamin …… aamin

by abdirahmaan hasan caqli