AllBoon.com

I Daayaay Boon I Deeqdaye.!!

Archive for July, 2008

Hambalyo: Furitaanka Dugsiga Sare Isniino Degmada Boon

Posted by hiildan on July 31, 2008

Waayahan danbe waxan kusoo waabariisan jiray walaac iyo walbahaar an ka qabo warxumo tashiilka lagu soo qoro ama qori doono warbaahinta Awdal.  Balse waxa saaka ii baryay arooryo wanaagsan oo i galisay yididiilo iyo dabayl caafiimaad, taasi oo ah wanqalka dugsiga sare ee Degmada Boon. Dugsigaas oo an horey ugu bixiyay Dugsiga Sare Isniino oo macnuhu yahay mid ka tarjumaya haweenka reer Boon oo dhan ee karaamada iyo sharafta leh. 

Read the rest of this entry »

Posted in Warka (news) | 3 Comments »

Xaadir buu Idiin Yahayoo, Samarroon Xabadi Ma hadhin: Hambalyo Aroos

Posted by hiildan on July 30, 2008

By:rose02.jpgIsniino Muxumad Sacad:

Arooskaan u xaytayeen xooga saarlahaayoow
Xagayga hadaanan iman oon xalilayo hawl
Kuman kalaa xeeran oo xiisahaaga qaba

 

Posted in Hambalyo, Warka (news) | 1 Comment »

Wiil Iyo Caano Noqda: Faysal Muxumad iyo Idil Xasan

Posted by hiildan on July 29, 2008

Posted in Warka (news) | Leave a Comment »

Xusuus: Fannaan Xasan Diiriye Faarax (Raxmatullaah Calayhi)

Posted by hiildan on July 29, 2008

Waxa dhawaan geeriyooday fannaankii iyo halgamaagii cuslaa ee ka dhex muuqday fanka Soomaaliyeed muddo aad u dheer. Waa Fannaan Xasan Diiriye Faarax oo aad loo wada xusuusto heesihiisii waddaniga iyo jacaylkaba ahaa ee ku fiday maqal iyo muuqaalba meelkasta oo ummadda Soomaaliyeed joogtaba.
 

Read the rest of this entry »

Posted in Tacsi, Warka (news) | Leave a Comment »

Taariikhda Boon

Posted by hiildan on July 25, 2008

Waxaynu isku dayaynaa inaynu ka jawaabno  dhawr su’aalood oo ku saabsan taariikhda Boon, oo  innaga soo gaadhay walaalkeena Soomaaliyeed ee Dr Axmad Kaynaan: Read the rest of this entry »

Posted in Warka (news) | 8 Comments »

Hees: Toloow Sahra Miyaa La Guursaday?

Posted by hiildan on July 24, 2008

http://www.gather.com/viewImage.jsp?fileId=3096224743866744
Waa hees leh luuq aad u macaan oo wali an ku baadi goobayo gacalisaday SAHRA:

Read the rest of this entry »

Posted in Suugaan | 2 Comments »

Talo Soo jeedin ku Saabsan Cayaartooyda Boon iyo Ururka isku magacabay Booyo

Posted by hiildan on July 24, 2008

By Mukhtar Muuse Barkhadle
 
Aniga oo ah nin u dhashay degmada Boon ee ku taalla gobolka Awdal, dagana dalka ethiopia garahan caasimada (ADis Ababa).  waxa aan raba halkan in  in an kawaramo cayar an ka arkay in ay kadhacday Boon o ay ku tartamayeen Xulka kubada Cagta Boon VSxariirad, taas o an ku qanci waayay natiijadii  cayaarta.

Read the rest of this entry »

Posted in Waxay Ila Tahay. | Leave a Comment »

Tacsi:

Posted by hiildan on July 15, 2008

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Anigoo ku hadlaya magaca reer Abdi Khalif oo dhan waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan reerihii iyo qaraabadii uu ka baxay Xaaji Jaamac Muxumad Cilmi oo wiigan ku geeriyooday magaalada Boorama , waxaan eebe uga baryayaa inuu naxariistii fardowsa ka waraabsho qaraabadiisiina samir iyo iimaan ka siiyo aamiin.
 
 
Ruqiya Abdi Khalif
Ruqi10@hotmail.com
London Uk

Posted in Tacsi | Leave a Comment »

Hargeysa’s Luqmatul-Xajar

Posted by hiildan on July 15, 2008

By Dugsiiye

It is hard to believe that the people of Hargeisa seventeen years after the break away still don’t get it. The simple meaning of confederacy has become a rocket science to the people of Hargeisa. It has become too difficult for the people in the capital of Somaliland to understand the fact that the nation was formed in confederacy. A confederacy of tribes united by a league based on understanding, caring and sharing with a vision of nation building and advancement.

Read the rest of this entry »

Posted in Waxay Ila Tahay. | Leave a Comment »

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun – Tacsi

Posted by hiildan on July 15, 2008

Annagoo Kala ah dadka hoos ku magacaaban kana tirsan Jaaliyada Awdal ee London Uk, waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan qaraabadii iyo asxaabtii u ka baxay Jaamac Muxumad oo ku geeriyooday magaalada Boorama ee Awdal. waxaan marxuumka eebe uga baryaynaa inuu janadii ka waraabiyo innagana samir iyo iimaan innaga siiyo. AAmiin. Read the rest of this entry »

Posted in Tacsi | Leave a Comment »

Reer Boorama Maantaan U Duceeyay

Posted by hiildan on July 12, 2008

BY: Yaasiin Siciid Cusmaan
Ilaahay ayay amuuri u nagidahaye, aad bay iiga farxisay dibad baxaas ay reer borame ku muujinayaan dareen kooda ku aadan falceliska kasoo baxay reer hargaysa marka la hadal qaado Awdal ama boorama. Reer boraman beenta looga buuxiyay inay wadankani soomaliland la dhaho ay iyaguba ugu sareeyaan.

Read the rest of this entry »

Posted in Waxay Ila Tahay. | 3 Comments »

Black power struggle: ‘I want to cut his nuts out’

Posted by hiildan on July 11, 2008

 

 

Jesse Jackson’s outburst against Barack Obama has laid bare the jealousy felt by a generation of civil rights leaders towards the man who would be President. Leonard Doyle reports

Friday, 11 July 2008

EPA

Mr Jackson, who ran for the White House in 1984 and again in 1988, supports Mr Obama’s White House bid – at least in public

Ever since he loped on to the political stage in Chicago nearly 20 years ago, Barack Obama has had to contend with the jealousy of prominent black politicians. The Reverend Jesse Jackson seethed with resentment at the effortless way the younger man snatched the spotlight away from an earlier generation of black leaders whose roots lay in the civil rights movement.

Read the rest of this entry »

Posted in WorldNews | Leave a Comment »

Notice: Awdal and Salal Community UK

Posted by hiildan on July 11, 2008

In relation to the last meeting  held at Stonebridge Village in London on  24/05/08.The Awdal and Salal diaspora in Uk are once again  invited to attend a follow up meeting on which  is going to be held at Southall Village in West London on July 19th 2008 at 2 O’clock afternoon.The main address is as follows
 
 
Windmill Park Community Centre
1 Tulip Close
Chevy Road
Southall Middlesex
Ub2 4uz
 
If anymore informaion is needed , please contact the following numbers
 
Tell: 07944292602
        07904045422
        07908537553

Posted in Warka (news) | Leave a Comment »

Boon vs Xariirad ciyaartoodii su’aalbaa ka taagan?

Posted by hiildan on July 8, 2008

By: Yaasiin Siciid – Khartuum. Sudan

Tartankii kubbada cagta ee ka dhacay boon, una dhaxeeyaya xulka Boon iyo xulka Xariirad waxuu igu dhaliyay in aan faalo kooban ka qoro, anoo qiimaynaya warbixintaan ka helay websiteka lughaya.com,ee dhacday galabnimadii bisha june ay ahayd 30th,2008. Read the rest of this entry »

Posted in Warka (news) | Leave a Comment »