Comments on: Reer Boorama Maantaan U Duceeyay

By: abdi rashid yousuf
yaasiin wuxuu soo jeediyey figrad aad u bad qabta oo wanaagsan waxaan ka mid ahay dadka reer burco waxaan yaasiin ku taageersanahay hadii ay tabasho jirto inaan heshiis jirin marka la heshiiyo ee xeerar la dhigto ee kii wax tabanayaba lala hadlo ee arimaha uu tabanayo meel lagu tiiriyo ayaa dawlad ama urur ama wax la samayn karaa waa in gogol laa sameeyo dadka wax kala tabanaya oo arimaha la dhamays tiro,waxa kala oo khalad ah in ninka isaaq is yidhaahdo reer boorame madaxwaynaa siiseen oo reer boorame ama samaroon ugu tar sheegto maaha waayo reer boorame meel lagama soo dhoofin ee waa dadkii dalka lahaa isku midna waa u tihiin madax waynaha aad sheegayso oo dee adigaa doortay ee laguma khasbin reerna heshiis kulamaad gelin madax waynaan ku siinayaa markaan kaa hor imaado ogow waan ku siiyee taa madax waynaha in isaaq ka hadlaa waa khalad waa inuu u ixtiraamo madax wayne qaran hadii dawlad la doonayo weeye.        reer booramana waxaan leeyahay walaalayaal idinkuba waa leedihiin nin iska hadla ee ha dhagaysanina dhangaagaalaha isaaq iskaraba oo iska celiya reer ma matalee.waana aragtaan walaalaheenii koonfureed waxa ku dhacayee aynu iyagana u ducayno in ilaahay colaada ka dul qaado inaguna aynu nabada iyo deganaashaha ku mahad naqno oo ilaashano walaalayaal,waxaan tageersanahay prefessor abdi samater oo jooga maraykanka ahna reer boorame ragbaa yidhaahda somaliland buu wax u dhimay waxba cidna uma dhimin wuxuu aamin san yahay soomaali wayn hadii la helayo markaa qofka in fikradiisa lagu naco maaha waanu uga lexa jeclo badan yahay qaar badan oo somaliland sheegta waa aqoon yahan soomaaliyeed ee ha la ilaashado professorka.wabilaahi towfiiq wixii jawaabo ah emailka iigu soo dira

By: Muuse Axmed
waad ku mahad san tihiin hadalkaa qiimaha leh ee aad u soo qoreysaan waanan ku faraxsanahey hadaanu nahay dadweynaha reer Borama ee ku sugan magaalada Hargeisa waanan dareemeynaa hadaldeelqaafka ah ee mar kasta ay ku hadlaan reer Hargeysa waa wax aanu ognahay haddii aanu nahay dadyowga ka soo jeeda G/Awdal gaar ahaan magaalada Borama.

walaal aad ayaad u mahadsan tahay sida wanaagsan ee turxaan la’aanta aad uga hadashey arrimaha kor ku xusan.

By: muuse gaadh gaadh
asalaama calaykum dr yaasiin aadbaan kuu salamay waxatahay walaalkay aan aad u jecelahay salan walaltinimo ayan ku salaamay intaa kadib waxan kuu sheegayaa oon rabaa inaan ku xasuusiyo talo walaal waxan kaa sugaynaa wax badan waxatahay nin aad muhiim noogu ah oo noosoo baranaya wax aan u baahanahay waxaad noo soo baranaysaa dakhtarnimo waana cilmi aan baahi wayn u qabno waxaaan arkaa adiga wabsaydyada wax ku qora oo wakhti badan ku bixiyey  markaa walal waxan ku leeyahay wakhtigaaga nooga faaidee oo ha ku lumin wax ayna dani inga soo galay  walaal wax noo so baro oo iska daa qoraalada aan micnaha badan samaynayn waliba ogow waxaad tahay nin ehludiina kuumana haboona waxyaabaha qaarkood ilaahay xaqa ha ina waafajiyo