AllBoon.com

I Daayaay Boon I Deeqdaye.!!

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun – Tacsi

Posted by hiildan on July 15, 2008

Annagoo Kala ah dadka hoos ku magacaaban kana tirsan Jaaliyada Awdal ee London Uk, waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan qaraabadii iyo asxaabtii u ka baxay Jaamac Muxumad oo ku geeriyooday magaalada Boorama ee Awdal. waxaan marxuumka eebe uga baryaynaa inuu janadii ka waraabiyo innagana samir iyo iimaan innaga siiyo. AAmiin.
 
 
1) Idiris Maydhane Warsame
2) Yousuf Awaale
3) Hassan Musse Khalif
4) Abdirahman Haji dahir
5) Abdirahman Abdillahi Jimcale
6) Ahmed hassan Ofleh
8)Haji Omer Haji Osman
9) Abdirahman Omer Bille
10) Ali farah Abdilahi
11) saleeban Farah abdillahi
12) Ibrahim Mohamed Amin
13) Mohamed Omer Bille
14) Mohamed Younis Atteye
15) Rashid Nur Egeh
16) Mustafe Miad Allale
17) Siyaad Babiloo
18) Abiib Muse
 
 
Mohamed O. Bille
London, uk

Leave a Reply

XHTML: You can use these tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <pre> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>