Aniga oo ah nin u dhashay degmada Boon ee ku taalla gobolka Awdal, dagana dalka ethiopia garahan caasimada (ADis Ababa). waxa aan raba halkan in in an kawaramo cayar an ka arkay in ay kadhacday Boon o ay ku tartamayeen Xulka kubada Cagta Boon VSxariirad, taas o an ku qanci waayay natiijadii cayaarta.