Talo Soo jeedin ku Saabsan Cayaartooyda Boon iyo Ururka isku magacabay Booyo

By Mukhtar Muuse Barkhadle
 
Aniga oo ah nin u dhashay degmada Boon ee ku taalla gobolka Awdal, dagana dalka ethiopia garahan caasimada (ADis Ababa).  waxa aan raba halkan in  in an kawaramo cayar an ka arkay in ay kadhacday Boon o ay ku tartamayeen Xulka kubada Cagta Boon VSxariirad, taas o an ku qanci waayay natiijadii  cayaarta.

Waayo Boon iyo xariirad, anigu waxan filayay in ay yahiin macnaha hadii tusaale ahan loosoo qaato ,labada kooxood ee Braasiil  iyo somalia oo wada cayaaray. Markaa waxan dhaliyarada reer Boon usheegaya in ay Boon sumcadi cayarta ee ay lahayd kusoo celiyaan oo ay xaga sportska  dardar galiyaan.

Midda kale oo an usheegaayo uru isku magacabay (Booyo) waxan siin lahaa hal talo oo ah, in ay kudadaalaan sidi ay degmada ugu samayn lahayeen ilo dhaqaale.  Boon hadiikale Boon uumbay ahaanaysaa oo afartii babuur ee la sugi jiray uumbaa lasugi.  Markaa wa in ay wax tar la arko sameeyan wayna ahayn
ururo kale oo wax qabadleh halaga magacabo magalada
 
Alla mahadle
Mukhtar muuse barkhadle
Adis Abba 
 
 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.