Comments on: Taariikhda Boon

By: maxamed qaasim cali
بسم الله الرحمن الرحيم walaalayaal waad salaamantihin salaan ka dib, moowduuca  laysku haysto waxaa  soo afjaray  nabigeena maxamed bin cabdullaahi sallalaahu caleehi wa salam muddo haatan laga joogo kun iyo afar boqol iyo sodon iyo kow sano وقال الله تعالي(وجعلناكم شعوبا وقبائل لتعارفو إن أكرمكم عندالله أتقاكم إن الله عليم خبير) صدق الله العظيم sidaasi darteed maahin in waqtiga laysiga dhumiyo sidey ilatahay. Hadaba waxaanu nahay soomaali oo muslim 100% waa shacab walaalo ah oo ku nool min raas caseer ilaa raas kambooni maamulo kastoba hajiree shacabku waa hal  waa walaalo waxaannahay hantiilayaasha caydha ah matalan qoos ku nool  holanda haduu haysto shan neef oo lo’ ah waxaa lagu tilmaamaa waa qoos ladan, anaguna halqoos aa wuxuu leeyahay boqol neef oo lo’ah oon ka gaajeysanahay. Hadaba waxaan idiinka cosanayaa culimaa’udiinka, aqoonyahanada, cilmi baariyaasha, indheer garadka ahlul khibrada, ahlul -caqdi wal-xili waqtigiina siiya cilmigiina siiya sidii looga bixi gaajada iyo caydha iyadoo wadankeenu hodon ku yahay beeraha, xoolaha iyo kaluunka ,taasoo inaga badan  xitaa dibada u iibgeyn karno fadlan dadka kor ku soo xusay nagu caawiya cilmigiina, aqoontiina iyo khibradiina si loo gaaro horumar iyo barwaaqoوبالله التوفيق

By: siraad
asc dhamaan umada soomaaliyeed

walaalayaal waxan rabaa in aan ogaado sababta dadka layiraahdo madhibaan ama midgaan hadba sidaa utaqanan maxaa loo yasaa

guurkoodana loo diidaa watan aan layabanahay aniga waxan ahay gabar hawiya ah hadii aan guursado wiil midgaan ah maxay dhibeysaa

dadka midgaanga islaam soo ma aha

fadlan hadii aad taqanan sababta qasabtay in laguursnin midgaabta iisheega waxan rabaa in aan ogaado waa codsi qofkii jawabtoo saxan haayo fadlan emailkan igu soo dir shukaansi.com1@hotmail.com thanks

By: abdi wahab
waxaan  doonayaa in aan wax ka ogaado qabiilka midgaan ama boon in ay hanti yeelan karaan  ama aqoon cilmi iyo maad iyo inkale

By: Tariikhaha somalida
waxaan aad ugu bogey webkana ,gaar ahaan dr keynaan oo raadina tariikhda ,dadka madhibaanka (midgo)

iyo jawaabta aya siiyeen , abdi qani caateeye,same iyo libaan buux

hadaan ku soo laabto inaan  fikrad ka dhiibto ,taariikhaah qabiilada somaliyeen iyo tariikhda magaalada boon .

sideedaba anigu waxaan jecalahey runta , markaa la raadiniyo , taarikhaha ,waxaanan ka soo horjeedaa been iyo faanka aan jirin sidaan ku akhristey buug iyo sheekoyin aan netka ku arko ,

somalidu waa  dad reer guraa ah , nin reer guura ah la odhan karo ,tariikho dheer bu ku lahaa magaalo da,weyn

hadii runta la baqeyn

heesta la yidhaahdo ,GORAYADU ILMA HEEDA AROORI BEEY DHIGTAA OO ABOODGU U LAYAA , waxaa lagu magacaaba inuu lahaa abaawka weeyn ee xasan sheek muumin, maaha waxa dhab ah ee waxay ahayd heloo dhaqameed aay la haayeen samaroonku  ama gadabuursigu , sida isaaqu aay u leeyihiin ALAM DHEH ALAM  KARIIM DHEH GOODIROOO RUG DHEH BALOW DHEH BAAR BAXAY  DHEH ,

waxaa uu muqataa in labadu aay yihiin helo reereed.ee aan aheyn hees abwaan qudha sameeyey .

lama odhan karo hatraawi baa tiriyey

abbak weeyn ee hassan sheek muumin wuxuu lahaa  ina kale uu ku magacaaban yahey ,

dr keeynaan , waxaa uu netka u soo galey inuu helo tariikhda boonta , markaa  dr keynaanow magaalada boon , maaha tariikh daweyn ee waxay  dhisan tahey ilaa abaayaasho , sida magaalooyinka somaliyeen

markaa meel xitaa awoowayaasho deganeyn,waay  adag tahey inaan ka hesho tariikh qabiil

take ee u weeycisey dadka la heeyb sooco ,iney ka yimadeen farciinyiin , waa kaa diidey , waayo dadka la heybsooco maah qabiil qudha oo isku abtirsiin , sideeda somali tariikh dheer kuma laha dhulka , waayo nin sahamiyaha ,ee la yidhaahdo ibnu batuuta waxaa ku qoran  buug qoryaaal somali ah aay qoreen , inuu somalida ku amaaney , waa been ,mark aan akhriyey buugtiisa waxaa ku qornaa ,waxaa daga saylac dad negro ah oo madow , kama hadal jinsiyad la yidhaahdo somalia

xitaa xamar wuu soo marey oo wuxuu sheegey in sheek ku nool yihiin ,

ta aad rumeeysan tahey maah mid kaligaa ah ee waxaa jira in qabiilooyin somalidu aay sheegtey iney carab yihiin, taasina ay tahey sheeko xariir aan xitaa carbatu nafteedu rumeeyneyn ,

reer hebel waa  suriyaan , reer hebel waa yemen , reer hebel waa ciraaqi

hada aan la heyn daliil cad

tusaale ahaan , waxa jira wadanka pakistan , laba qqabiil oo ku nool

oo la yidhaahdo ,sayidiin iyo qureeyshi , markaad aragto waxay u ge yihiin carab , waxaa  intaas dheer

waxaad arkeysaa maqaamkii ay ka soo degeen oo ay ku quran tahey fartoodii

markaa somalida oo dhan waa hal qabiil , oo meel ka soo wada jeeda

maxaa u diidey iney yidhaahdaan ,

afrikaan maa nahey iyagaayn badi inoo dhexeen oo aan isku fa iyo kalar nahey

dr keeynaan , waxaa ku gancin inaan qabiilkiinu faraciin ku sal laheyn

waxaa  khubar baadhey , dadka faracinyiintu dadka aay u egyihiin

waa qabiilo nubia la yidaahdo oo ku nool sudaan ,marka la isbardhigey sawiradii asnaamta ee faraaciinta iyo dadka nuubiyada ee hada

waxaa ku diidey qabiilada kale aayaa carab ah ,hadaad xitaa eegto abtiriintooda waxaa  arkey

magac somali aad carab shaqo ku laheyn

sida ,sure, dir , darood , dalan dool

madar kicis , markey abtiistu sii sheeraatab waxaa sii dheeraanaya maga somali aan shaqo ku leyn carab iyo faraaciiniyiin

By: hiildan
Aad iyo aadbaan kuu salaamayaa Mr Libaan Buux..!

Waanad ku mahadsantahay falanqyntaada iyo fikrada wanaagsan ee ad nagu soo darsatay.

Saaxiib siday aniga ila tahay, lama  heli karo taariikhda Soomaalida oo dhan ilaa iyo la helo midda qabiil kastaba iskii u leeyahay marka horaba. Taariikhahaas qabiilooyinka oo laysku soo ururiyay ayaa lagu ururin karaa oo laga dhex heli karaa taariikhda Soomaaliyeedna.

Haloo fasaxo hana lagu taageero qof waliba inuu taariikhda qabiilkiisa iyo qooyskiisa soo ururiyo si loo helo taariikhda guud ee ummadda ka dhaxaysa.

Ateyeh

By: Liibaan Buux
Waxaa dhibato ah in waxaan jirin in la’isku mashquliyo, haddii an si kale u dhaho waxaan ogahay oo run ah in soomaalida an laga heleyn qof leh aniga ayaa Midgan ah oo ku Ab-tirsaneya.Soomaalidu waxay ledahay Qaba’il mid walba wuxu leyahay Ab-tirsi soo jireen ah sikastab ha ku timade. Mid kale dhanka dhiig bixinta way jirta in lakal badan yahay, oo reerba reer kale la dhig baxo, taas oo mar hore xeer laga dhigtey, oo haddii cid dhiig soo galo oo wada bixin kari waydo la is kashato marka cida marka isla degaan yihiin, haddii ay bixin karto way iska bixin.

wali ma maqlin am ma arkin reer lagu yidhi waxaad tihiin Midgo oo mag am dhiig idin siin mayno, am waxaad leedihin nus[qayb]. Gurka ayaa laga yaba in uu jiro beelo an laga gursan am ayna qudhoodu ka  gursan beelaha qarkood, taas oo an ahayn mid reer ahaan ee ah mid xili hore ku timid reero arrimo dhax mareen,colad, kala badnaansho dad, kala badnaansho xoolo,dhul iwl. Dadka ayaa inta baden sabab u ah in ay wax weyn ka dhigan ee haddii sida dhabta ah wax loo sheego wax jira maha.Waxaa kalo jirta dhanka xirfeda, shaqada in an saarno oo qofka birta Tuma, Timaha jera, kabaha sameeya in la dhaho waa Midgan: dhulka soomaalid meelo badan ayaa shaqooyinkan laga qabta marka ma waxaa la odhan kara way wada dhasheen inti shaqada qabata waa maya haddii si runta loo hadlo, taasina waa aqoon la’aan waayo shaqooyinka kale maxa ka duway, sida xoolo qalida, dhar dhaqida,dhuxul shidida,Guri dhisida, inta oo dhan oo xirfed ah waxaa inagla weyn xoolo dhaqida, taas oo ah mida kali ah ee an lahayn iyo xifedaha oo marki an magalo yeelany ingu soo birey, oo marka dadka magalku barteen si ay wax uga helaan,waxaa dhici karta oo la heli kara reero an shaqooyinka an hayn oo magac lagu dhaho,midgan. Dhanka siyaseeda manta siyaaseeda ka jirta waddanka ayaa iska ah mid si kale ah marka waa qofku sida uu oga qab gali karo waa in uu la yiado. Haddii an soo koobo mid fana iyo mid laga fanaba soomaalida waxaa sida ka dhigey dad an aqoon uu lahayn qaba’ilda oo ku sifeyey dadka in heer sare ah iyo in hoos lakiin qof walba kitaab qumene ah ayaa qorta ugu jira. Waxase jirta in kutubta qarkood laga helayo in soomaalida laga dhigey oo dad soomaali ah ay ka dhigeen

1.In an Abo lahayn

2.In an la aqoon

3.In cawaan ahayd

4.In an waxba ahayn

isku gayn Soomaalida waxay soomali ka dhigtey dad an asal lahayn.

Marka waxaan odhen laha dadka isku hawleya in ay radiyan dad gaar ah waxaa ka fican sida ay ila tahay in ay radiyaan Taariikhda Soomaalida, gaar ahaan xilligi Axmed Gurey Somaalidu ma jirtey oo af soomaali ma hadli jireen?, haddii ta la helo waa arrin weyn oo wax ka bedeli sida soomalidu tahay.

Wad mahadsen tihiin.

By: mustafe yusuf
magacyada liisa ku qoran ee aan akhriyaay waxaa ka maqan malqabeen kii boon muuse barkhadle xergeeye maxaa looga reebay. ma waxaa jira nin aan shaah ama qado ka cuning ma khaayada muuse barkhadle

By: Adam Awli Masheye
sheeko boon ah 1970th

Markaad ka baxdo dooxada insiino waxaa arkeysaa boon oo aa u  eegi kor isdii qof dayxa tagaya , waxaa is weeydiini  Boon sidee buu gaadhi u kori ,waxay ku taalaa meel sare oo aad moodi in diyaarad loogu talagaley ,markaa soo gasha waxa ku salaayama makhaayda muuse barkhadleh oo ah makhaayda cunto macaan ,waxaa dhinaca bari ku yaal sakado tukaano ah , oo ay ka mid yihiin ,tukaanka cige wacays tikgi,oo ahaa mid aad u baaxas weyn . waxaa ku yaaley tulaanaka xaawa geele ,oo ah mid aad baaxad  uweyn isna ,waxaa kaloo ku yaaley guryaha aw cismaam waaberi ,

xaga galbeed waxaa ku yaaley tukaanada  reer aw adan jaamac iyo cisman axmed ,aw xasaan andaad ,

waxaa aad u jeclaa dukaan aw xasanan andaad ,waxa ka heli jirey nacnac baabuur iyo nacnac qalin ,

waxaa moodaa iney boon tahey wada tokaano hotel iyo bakhaaro ,hadana waxaa soo gali makhaayda muxumed meygaag ,oo aheyd maqaayada ugu sheekada iyo bashaalka badan

waxaa ku taaley mulcamad weey uu hogaanka u aheyd aw cisman adan cadaawe,xaga galbed waxa ku yaaley dukaanka yaga ,reer aw cali masheye

dad weeynaha reer boon waxay caan ku yihiin , sheekada falasadada iyo kaftanka ,

dhalin yarti waxay aad u jecel yihiin kubada  cagta oo aay tegaan magaalooyinka deriska la ah sida quljeed iyo xariirad ,cabdul qadir

dhinacyada kale waxa ku wareegsan ,harooyin biya ah .

boon waxay leedahey hawa macaan ,oola ibsan salahaa hadi la qaadi karo

dadka waxay ku xasuustaan boon solayga ,qofkaad weeydiiso wuxuu odhan , boontu waa tee?ma tii jarmalka  ?, maya markaad tidhaahdo  waxay odhanyaan haa ma tii solega macaaneed

waxaa boon ku xasuustaa sulaiman aw adam jaamac oo ruwaayado noogu deeqi jirey marey ardeydu camuud ka soo laabtaan , waxaan ku farxi jirey markuu sulaiman yidhaahdo caruurta waa loo ogol yahey oo cod ayay ka dhiibanyaa ,saleeban aw adam wuxuu aha berigaa nin aan ogaleyn in caruur laga reebo ,madadaaloyinka ,

waxaa ku soo gaba ganeeyna ,boon  meel fiican ba aheyn markaad rooble xoosh ad aragto ,

ha iga rali ahaadaan shekandan dadka reeb boonkuma soowad qori karo

by the way east and west Bon is the best

By: hiildan
Aad iyo Aadbaan kuu salaamayaa Dr Keynaan; Su’aalaha ad isoo weydiisay dhammaantood aad ayay u xiiso badan yihiin muhuummad weyna u xambaarsan yihiin. Balse qaarkood jawaabtooda waalla iiga khibrad badan yahay la iigana da’a weynyahay, oo waxan rajaynayaa inay dadka ku haboon kasoo jawaabi doonaan.

(1).Horta garan maayo meel la yidhaahdo Balli midgaan oo waa markii ugu horreysay ee an maqlo.

(2). Xeerasha Soomaali u wada dhexeeya ayuun baan filayaa inay dadka ka wada dhexeeyaan. Xeer guur oo si gaar ah ugu dhexeeya Gadabuursi iyo Midgo ma maqal, waxase laga yaabaa inay jiraan qaar kala guursaday, waanse soo baadhi doonnaa.

(3). Taariikhda midgaha adigaaban kaa baranayaa oo cilmi baadhe u ah, balse waxan rumaysanahay inay yihiin qabiil fac weyn oo sharaf leh oo soomaaliyeed, laguna sheegi karo Soomaali dhab ah oo waddaniyiin ah. Ma laga yaabaa in kalmada MIDGO ahayd MILGO, oo qof carab jalaqo lihi badalay?.!!

(4).  Arrinta magta la xidhiidha, iyada waxan u dhaafayaa odayada iga waaweyn in la ogaadana way tahay, oo la baadho. Waxanse ogahay in Midguhu meel kasta oo woqooyi ay ka degaanba kolba la dhiig baxaan qabiilada ugu faca waaweyn, ee dhulkaasi.

(5). Gobolka Awdal iyo Saylac waxan rajaynayaa inay maamulkiisa meelo kaga jiraan, sida caafimaadka, waxbarashada iwm.

Waxan akhristayaasha sharafta badan ku macsuumi lahaa inay cilmi baadhistaada inaga caawiyaan oo kasoo jawaabaan su’aalahaagaas muhiimka ah. Adna waxan kuu rajaynayaa inaad ku guulaysan doonto hawsha ballaadhan ee ad xilka iska saartay ee xaq iyo xaqiiq raadiska ah.

Mahadsanid Dr Keynan.

Abdiqani Ateyeh.

By: Ahmed Keynan
Ka: Dr. Ahmed Keynan

Ku:Cabdiqani Yuusuf Caateeye

waxaan u mahadnaqayaa Cabdiqani Yuusuf Caateeye. sida wanaagsan ee uga soo jawaabay

su’aashaydii.

waxaan ayadana aan raadinayaa in uu jiro “Bali layiraahdo “Bali Midgaan”

fadlan xagee ku yaala? Maxaase loogu bixiyay bali-Midgaan?

waxaan ahay Cilmibaare raadinaya taariikhda Midgaha/Boonta/Gabooye? baidari/ yibraha/Tumaalada.

waxaan mudo tobansano ah ku mashquusanaa “Ethno-hisory of Somali origin” Cilmibaarida kusaabsan

“Isir Takoorka” “Haybsooca” ama “xiriirka sad-bursiga Qabyaaladda”

Ma jiraa Xeer guur oo ka dhexeeya Midgaha iyo Samaroon (Gudubiirsiga)

Ma jiraa xeer mag qaadasho oo ka dhexeeya Midgaha iyo Gudabiirsiga?

Hadii nin Midgaan ah la dilo Magtiisa waa meeqa xeerka waqooyi?

Midgaha daga Gobolka saylac ma ku jiraan  maamulka saylac?

Maxaad ka rumeysantahay taariikhda Midgaha?

fadlan ha qaadan xumaan su’aalahaan waxaan raadinayaa xaqiiq taariikhda bulsho

ee ummadd aan aqoon meel loogu abtiriyo.

Dr. Ahmed Keynan