Wiil Iyo Caano Noqda: Faysal Muxumad iyo Idil Xasan

Hambalyo Meher: Mudane: Faysal Muxumed Sacad Iyo Marwo:Idil Xasan Aadan

Posted in July 29th, 2008

f_animationlom_d7b93ad.gifAnaga oo kala ah:
1.       Cabdiraxman Aadan Maxamuud
2.       Mukhtaar Xasan Maydhane
3.       Khadar Maxe’d Xasan Raydal
4.       Liibaan Xuseen Daahir
5.       Ibrahim Siciid Cilmi
6.       Cabdi Maxamed Xasan “Bakaal”
7.       Xasan Xuseen Faarax
8.       Ibrahim Xasan Daahir
9.       Maxamed Adan Maxamuud
10.   Maxamed Sh.Daahir Geelle
Waxa aanu Hambalyo iyo Bogaadin u diraynaa Meherka:

Mudane: Faysal Muxumed Sacad
                        &
Marwo: Idil Xasan Aadan

Oo Meherkodu ka dhacay Rays Hotel, Borama 29/07/08. Waxa aan Eebe Weyne uga baryaynaa inuu barakeeyo reerkaasi cusub, Ubad iyo Khayr badana kala siiyo.
 
Amiin – Amiin
 Abdirahman Adan
abdirahman.adan@gmail.com

 

ALLBOON WAXAY LEEDAHAY WIIL IYO CAANO NOQDA MUDANE FAYSAL IYO MARWO IDIL.

ALLAHA IDIN BARAKEEYO.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

Gravatar
WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.