Hambalyo: Furitaanka Dugsiga Sare Isniino Degmada Boon

Waayahan danbe waxan kusoo waabariisan jiray walaac iyo walbahaar an ka qabo warxumo tashiilka lagu soo qoro ama qori doono warbaahinta Awdal.  Balse waxa saaka ii baryay arooryo wanaagsan oo i galisay yididiilo iyo dabayl caafiimaad, taasi oo ah wanqalka dugsiga sare ee Degmada Boon. Dugsigaas oo an horey ugu bixiyay Dugsiga Sare Isniino oo macnuhu yahay mid ka tarjumaya haweenka reer Boon oo dhan ee karaamada iyo sharafta leh. 

Continue reading