Comments on: Hambalyo: Furitaanka Dugsiga Sare Isniino Degmada Boon

By: Siciid Cali Sharmaarke
Ma qiyaasi karo farxadda aan qabo,laakiin maanka waan ku hayay intii aan qurbe jooga ahaa waxanan jeclaan lahaa in aan ahaado ninka ibbo-furka yeesha,laakiin macal asaf waanu hellay waxii aan ku taamaynay inkaastuu qabyo yahay wax ku darso ayaan leehay inta dhiman hawshuna wali way socotaa.

Waad salaaman tihiin

Siciid

Munich

Germany

By: warsama abib rooble
runahaantii add baan ugu farxay markan akhristay dugsiga sare ee laga dhisay degmadan ku dhashay. waxaanan ugu mahadnaqaya ilaahay na siiyay dad noo maqan oo ku fikira magaladooda. ta kale waxan u mahad naqaya idris muxumed . anigoo ka mid ah ardaydii boon ka wayday wax barashada dugsi sare iyo ku dhexeba . hadana ka soo dhigtay wax barashadaydii kale djibouti maantana ka mid ah arda reer djibouti ee  ka dhigata medecine ka dalka cuba . hadana ma iloobon waxbarashadaydii hoose een ku soo qaatay magaladayda. ta kale waxaa farxad noo ah casimadii gobolka oon lahayn dugsi sare oo degmo ka mid ahi leedahay . taa na waxay ku tusaysaa inay boon hugaaminayso xagwalba . gobolka cusub. hanbalyooooo hanbalyo

By: samatar abib
aniga oo ku dhashay hareeraha boon ay xakunto ,tulada aroorsel oo hadana maanta aan jirin oo ay baabiyeen dagaaladi sokeeye ayaa awaxa aan aad ugu farxay farxad aan la qiimayn karin dugsiga sare isniino ee degmada boon loo furay dugsigaas o aan anigu gaar ahaan u yeelan waayay fursad aan ku dhameeyo waxbarashada dugsiga sare anoo boon qoyskeyga dhex jooga.

sababta dugsi sare laantu waxay jajabisay waxbarashadaydii oo igaga kala baahday inaan boorama la iiwarejiyo hddana jabuuti aan ka dhamaysto waxbarashada dugsiga sare samir ka dib .

alxamdulilaahi maantana waxan nasiib u yeeshay ama aan odhan karaa ilaahay sokadi dadaalkaygu i gaarsiiyay inaan tacliin jaamacadeed ka helo arliga sudan caasimada khartum .waliba jaamacada ingiiriss ay ku baxaan muxaadarooyinku .hada waxan dhameynayaa sanadki labaad civil engineering .waxanan ku talo jiraa ilaahay hadii uu i gaarsiyo inaan ka qayb Qaato dhisida degmada madheertaydu taal ama aan noloshayda qayb ku leh.waxanan ku boorinayaa ardayda fursada u yeelatay inay wax ka bartaan dugsigan waxbarsho sare iyagoo dadkoogii ag jooga inay dadaal muujiyaan oo ay horyaal wayn ka soo hooyaan imtixaanada dugsiga sare ee somalilandta .waayo boon waxa lagu yaqaanaa dad isku daacad ah oo iskaashigu shicaarkooda koowaad yahay .dadaal muujiya kuna fikira sidii aad magaca boon kor ugu qaadi lahaydeen meelkasta oo aad jogtaan.

mar labaad waxan leehay dadki gacan ka qaaatay in la fuliyo furitaanka dugsiga waad mahadsantihiin inta kale ee reer boon aduunka daafihiisa joogtana waxan leehay kala so qayb gala walaalihiin fikrada ah dhisida ama horumarinta degmada aad kasoo jeedaan