Comments on: Hambalyo Iyo Salaan Dugsiga Isniino

By: muhyadiin gurey warsame
salamu cclaykum

hambalyo

waxaan halkan hambalyo bogaadin uga soo  jeedinayaa dhamaan  dadka ree boon anigoo ku hambalyaynaya  dugsi sarre  ee isniino  ee dhawaan la furay waxa kale oo aan halkan   ka hamabalyaynayaa  idiris muhumed sacad oo dugsigan isniino ka dhisay  magaalda boon . idiris waxaan u rajaynayaa guul, horumar, bash bash barwaaqo isaga iyo qoyskiisaba   dhalianyarada ree boona waxaaa  leeyayay kuwii ka  aflaxa  ee ak faaiidaysta dugsigaasi alla ha idin ka dhigo

amin

muhyadiin gurey

dallas texas

By: hiildan
Aad iyo aad ayaan kuu salaamayaa Mukhtaar Muuse Barkhadle adiga iyo dhamaan ilma Muuse Barkhadle Xergeeye meel kasta oo ay joogaanba.

Aniga Boon waxa iigu danbaysay malaha adiga oo yar ama an dhalanba, in ka badan 20 sanadood ka hor. Balse nasiib wanaag hadana waan wada gartay sawirada dadkii xaflada kasoo qayb galay ee ahaa reer Boonkii hore ee qadiimigii.

Waa laga yaabaa inay dad cusubi kusoo kordhayeen  ama Biireen Boon labaatankaa sanadood ee an arag Boon, waana wax iska caadi ah oo la qoob wadaaga is badalka nolosha. Waajibkeenuna waa inaynu gacmo furan kusoo dhawyano dadka cusub ee inagu soo biira.

Mar labaad waan ku salaamay Mukhtaar.

Abdiqani Yusuf Ateyeh.