By: C/Rashiid Barkhad
Salaani korkiina ha ahaato. Ramadaan kariim.
Qormadan waxaan cinwaan uga dhigey,Soomaali waa baadi. Erayga baadi micnihiisu waa halow ama lumis.Waxa qof ka luma wuxuu u kala bixi karaa Mood iyo Nool. Lacagta ama qalabka ayaa la yidhaa way iga lumeen ama halaabeen, waana wax meel lagu iloobo ama ku dhaca. Balse xoolaha nool lama odhan karo neef baa iga lumay,waxaa afkeena hooyo ku haboon awr ama geel baadiya ma aragteen? Markaas wax nool oo dhaqaaqaya markuu lumo ayaa la yidhaa BAADI. Continue reading