MIDNIMO: Maanso Iyo Qoraal

By: Isniino Maxamad Sacad

“Hadaynaan ismuujin,gabigeen midnimo katalin
malkooyinka oodin cadowgeenu soomaraan
Kumayricin Geela xeebaha la’inaga mulkiyey
Muruguu la jiifi Samaroon Qabriga madow”.
 
Read more of this post

Hambalyo MEHER iyo AROOS

Waxaan annagoo ah dadka hoos ku magacaaban,kala deganna wadamada Ingriiska,Canada, iyo America, tahniyad iyo bogaadin u diraynaa Boqorka Omar Yasin Omar iyo Boqorada Mouna Hussein Bille oo meherkoodii iyo arooskoodii ka dhacay magaalada Ottawa ee dalka Canada, waxaanan illaahay uga baryaynaa inay noqdaan kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela….aamiin.

Read more of this post

Ducooyinka Quraanka

Ducooyinka Quraanka Read more of this post

Diwaan Galin Iyo Doorasho: Codkaaga Dhiibo (Poll)

Boon Waxay Gudaysaa GUDCUR..!

Markii an Boon tegay dhawaan; Alleylehe waan tebay  odayaasheenii iyo awoowyaasheennii hore.

Read more of this post

Maanso: Jihada Bari

By: Siciid Cali Sharmaarke (Germany)
 
 Read more of this post
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.