TACSI: Xaaji Nuur Sugaal (AUN)

 

 

 

 

 

 

Read more of this post

Best of Qalanjo

Oohinta Adhiilayaasha.

War Dhafoorbuu ku Yaallaa.

Adhiile Soomaaliyeed: War Dhafoorbuu ku Yaallaa.

DanYarta, Maatada, iyo xoolo dhaqatada Somaliland gaar ahaan Awdal,  waxba kama duwana kuwa maalin walba lagu gabraaranayo Koonfur Soomaaliya ee ku dhimanaya ama lagu dhacayo gacanta cadawga shisheeye.  Waa la garan karaa, waana laysku  qancin  karaa qof kaaga dhimanaya colaad shisheeye iyo sokeeye oo dal ka taagan.  Read more of this post

Obama iyo Isbadalka uu Keenay.

By Dugsiiye

 

Salaanta Islaamka ee wanaagsan wixii ka dambeeya, akhristow ila eeg sheekadan hoos ku taala. Waa sheeko dhex martay wiil iyo aabihii oon u joogay. Waa sheeko cadaynaysa isbadalada badan ee durba doorashada madaxwayne Obama ay dadkeena u keentay.

Read more of this post

Farriinta Halgamayaasha.

URURKA BADMAAXAYAASHA SOOMAALIYEED

UJEEDDO:  MARAAKIIBTA DALKEENA SIDA GARDARADA AHI UGU XADGUDBAY XEEBAHA SOOMAALIYA

Read more of this post

Kenya TV on Somaliland

 
Read more of this post

Arrin Laysla Ogolyahay, Hadana Laysku Diidan Yahay..!

By Axmad Carwo

carwo.jpgWaxa iga yaabisay arrinta xuduudaha waqooyiga Hargeysa iyo Bariga Baki ee ilaa 2002dii laga hadlaayey, ee waliba labada daraf isla dacwada ay isla meel afsaarayaan. Waxa taas sii xoojisa iyadoo dawlad, mucaarid, aqoonyahan ay dhammaan daliishadaan sharciga doorashooyinka oo u dhigan sidan: 

 

 

Read more of this post

Boon Maxaa Iska Badalay..?: Qaybta 1aad

Sida qaalibka ah,  Boon waxa an si rasmi ah uga guuray sanadkii 1981/82. Intii u dhaxaysay sanadahaas ilaa iyo 1988kiina safar ayaan kusii mari jiray Boon.  Dhawaan (August 2008) ayaan ku laabtay Boon oo an joogay muddo yar oo gaaban.  Hadaba is weydiintu waxay tahay maxaa iska badalay Boon ilaa iyo wakhtigaasi..?

Read more of this post

FANATICS HIJACK BRITISH PRISON..!

Story Image 

Bin Laden disciples are in control

Sunday November 23,2008

By James Murray

Hambalyo Boqor Haashim; Hambalyo Boqorad Nimco..!!!

 

 Waxan halkan hambalyo iyo bogaadin uga diraynaa,Boqorka iyo Boqorada,Haashim Shiekh Omar Goth,iyo Nimco ismail Egeh oo arooskoodu ka dhacay magaalada Boorama,Awdal,waxaan leenahay hambalyo walaal Haashim.
 

 

Read more of this post

Dawladihii Soo Maray Soomaaliya 1960-69kii.

Magacdii Madaxweynayaasha iyo Wasiirada Dawladahaasi

Qaybta 1aad iyo  2aad:  

By: Mahdi Faarax Aadan (Mahdi Gandhi)

  Read more of this post

SAMAROONLAND

Socdaalkaygii SamaroonLand

By Dugsiiye.

Waxwalba hortii salaan qaali ah oo sharafi ku dheehantahay aan u gudbiyo akhristayaasha aniga oo idinle Salaamu Calaykum.

Read more of this post

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.