
Hambalyo Dr Rashiid.
Xisbigii DhanXiir maanta ayuu ugu wanaagsanyahay oo ay doorteen halyeey, hawlkar, iyo aqoonyahan caan ah. Kaasi oo ah Dr Maxamad-Rashiid Sh. Xasan.

Hambalyo Dr Rashiid.
Xisbigii DhanXiir maanta ayuu ugu wanaagsanyahay oo ay doorteen halyeey, hawlkar, iyo aqoonyahan caan ah. Kaasi oo ah Dr Maxamad-Rashiid Sh. Xasan.
By Abdirasaaq Hammaal
Continue reading
Kontomeeye xubnood oo xul ah, iskuguna jira Rag iyo Dumar, oo leh tayo (quality),isla mar ahaantaana matalaya jaalliyaddaha Awdal, Salal iyo Gabiley. Ayaa waxay shalayto galabtii (25/01/09), iskugu soo xoomeen goob ka tirsan xaafadda Wembley ee Galbeedka London, si ay ula kulmaan mudane madaxweyne Engineer Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil – Saylici.

Last Updated: 22/01/09
Jaalliyadda Awdal/Salal/Gabiley ee ku dhaqan dalkan Ingiriiska waxa lagu war galinayaa, inuu jiro kulan ballaadhan oo lagu marti galiyay Mudane Eng.C/Raxmaan Cabdilaahi – Saylici.
Mudane Madaxweyne, maanta laba talo, oo sida ii caadiga ah an kaskayga iyo kashkayga ka keenay, oo haba yaraatee an cidnaba kala tashan midkoodna ayaa kuu taalla oo an kuu soo gudbinyaa inaad midkood qaadato. Labadaas talo waxay kala yihiin:

Soo Dhawoow Madaxweyne (Change Has Come To London)
Waxa habeenkan caawa ah (12/01/09) kasoo degay dhabaha diyaaradaha Caalamiga ah ee London Heathrow, musharaxa madaxwene xigeenka xusbiga KULMIYE, mudane C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil – Saylici. Loomana kala hadhin soo dhaweynta safarkan taariikhiga ah ee Mudane Saylici.
KU: GUDOMIYAHA GOBOLKA AWDAL
KU: DUQA MAGAALADA BOORAMA
KA: DHALINYARADA AWDAL -UK
OG: HOGAAMIYA DHAQMEEDADA GOBOLKA AWDAL
OG: GOLAHA DEEGAANKA
OG: ODAYAASHA, WAX GARADKA GOBALKA & DHAMAAN QAYBAHA KALE EE BULSHADA
UJ: CODSI SII DAYN DHALINYARADA KU XIDHAN BOORAMA
Jaaliyada reer Awdal iyo Salal ee Norway, waxay toos ula socdaan diiwaangalinta cadaalada ka fog ee ka dhacday goboladooda,waxayna had iyo jeer ka warqabaan dhacdooyinka ka socda gudaha dalkooda Somaliland,gaar ahaan gobolka Awdal.
Mudane Suleymaan Aw- Cali Maansheeye Iidle, oo dood ku saabsan diwaan galinta gobolka Awdal ka dhiibanayay idaacada VOA ayaa wuxu sheegay inaanay fowdo waxba ku rabin. Isla mar ahaantaana taabacsan yihiin jiritaanka iyo Qaranimada Somaliland oo ah mid dadka reer Awdal iyo Aabayaasheenba halgan usoo galeen.
“Shacbiga Awdal iyo shacbiga Somaliland waa mid qudha oo aan meelna looga kala tegi karin, cidii Somaliland cadow ku ahna waa in wada jir looga hortagaa,”
“MA NIHIN QOOMIYAD XORNIMO HAYSATA ,MANA AWOODNO INAAN AWDAL OO AAN LEENAHAY S/LAND UGA HORNIMAADNO SI CAD”.
