Madaxweyne Saylici oo dalka ka dhoofay, una Mahad Celiyay Shacbi-weynaha iyo Cabdi-weyne

 Sii dhaweynta Saylici (heathrow)
Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeenka xusbiga KULMIYE, mudane C/Raxmaan Cabdilaahi Wadaad (Saylici), ayaa habeenkii xalayto (18/02/09) ka haaday dhabbaha diyaaradaha caalamiga ah ee ‘Heathrow’, isagoo usii jeeda dhulkii Hooyo ee Somaliland.  Madaxweyne ku xigeenka waxa si diirran dhabaha diyaaradaha ugu sii sagootiyay xubno sare oo ka tirsan xusbiga KULMIYE, iyo jaaliyadda Awdal/Salal UK. 

Continue reading

Madaxweyne Saylici iyo Birmingham

Waxaa manta kadhacay magalada Birmingham, shirbaladhan oo lagusoo dhaweeyay Musharaxa Xisbiga Kulmiye, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil ( Saylici) oo baryahanba Socdaal kujoogay Waddanka Engiriiska. Shirkan oo ahaa mid siheer sara loo soo agaasimey waxaa soo qaban qabiyay tageerayasha Xisbiga Kulmiye, ee Gobolka West Midlands, wuxuuna shirkaasi kadhacay Hotelka Caanka ah ee Hilltop Ex Hilaac.

Continue reading