TACSI: Marxuumad Faadumo Ducaale (AUN)

INAALILLAAH WA INNAA ILAYHI RAAJUCUUN Waxaan Tacsi tiiraanyoleh u diraraynaa dhamaan qoskii iyo qaraabadii ayka baxday Habaryar Faadumo Ducaale oo ku geeriyootay Dalka Djabuuti magaala madaxdiisa Djabuuti, maalintii Sabtidii.

 Waxaan sigaara ugu Tacsiyaynaynaa Fanaanada qiimaha badan Aamina Faarax Wabar Warfaa iyo dhamaan walaalaheed Sacaada, Xabiiba Timacad,Saynab,Nimco, Axmed iyo Maxamed inuu Illahay samir iyo iimaan kasiiyo geerida ku timid Hooyadood iyadana Janadii ka waraabiyo Aamiin Aamiiiiiiiin.

Waxa tacsidan diraaya:

Hooyo Mako Caateeye Faahiye

Khadiija Muxumed Sacad

Caasha Muxumed Sacad

Idiris Muxumed Sacad

Cabdillaahi Muxumed Sacad

 Sahra Muxumed Sacad

 Xaliimo Muxumed Sacad

Axmed Muxumed Sacad

Baxsan Muxumed Sacad

Faadumo Muxumed Sacad

Faysal Muxumed Sacad

Dhamaan dadkaa iyo caruurtooduba waxay leeyihiin SAMIR IYO IIMAAN AAMIIIIIIIIIIIIIIIIIIN.

Xaliimo Muxumed Sacad.

————————————

Tacsi taasi la mid ah, ayay iyaguna dirayaan dhammaan qooyska reer Caateeye Faahiye, meel kasta oo ay joogaanba.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

One Response to TACSI: Marxuumad Faadumo Ducaale (AUN)

  1. Anooku hadlaya, dhamaan qurbajooga reer boon waxan tacsi taalamida udiraynaa , Faanandda Amina Farah wABAR IYO walaalaheed ilmam faarah wabar,ugun ducaynaynaa in ilaahay hooyadood Faduma ducaale samir iyo maan kasiiyo iyadana janadii hakawaraabyo Aaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

    a.e. farah

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.