Badhasaab C/Raxmaan Nuur Sugaal, oo Beeniyay SaylacNews.

Badhasaab Ku Xigeenka Gobolka Awdal, Ahna Kusimaha Badhasaabka Gobolka /Awdal ayaa Beeniyay War Lagu qoray Website-Ka saylac.com, Oo xambaarsanaa Falal Waxshinimo Leh oo lagaga Been abuurayay Ciidamada Amniga ee JSL.
Read more of this post
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.