Gabayadii Raage Ugaas, Maxaad ka Xusuusataan..?
March 30, 2009 7 Comments
Albaabada bannaan kaan ka jiray, aqalna waan jiifay
Istanbuuli cadar layma marin, udugna way daaray
Oon baa i dilay oo biyaan, ku ag wareegaayay…….?
Raage Ugaas (AUN) wuxu ahaa Gabayaa caan ku ahaa badanaaba gabayada arrimaha murugsan iyo kuwa calaacalka ahba. Mid ka mid ah gabayadiisaas an wali la furfurin ayaan jeclaysannay inaynu akhristayaasha wadaajinno. Gabaygani wuxu yidhi:
Read more of this post

A/W/W.Waxa aan ugu horeyn salaamayaa dhamaan Tifaftirayaasha Website-yada dhexdhexaadka ah ee dhowra sharafta iyo milgaha Saxaafada reer Awdal,Somaliland iyo Somaliya dhamaateedba.Dunidan aan ku dulnoolnahay ilaahay ayaa ka taliya ee majirto habayaraatee Qabiil ama koox ku sheegan karta awood iyo xoog ay wax ku muquunin karto,aan u gudbo ujeedada oo ah Qoraal aan ka akhriyey Websiteka SAYLAC.COM aanan run ahaantii la yaabay oon u qadan waayey ujeedada ka dambaysa ama Sababta ku kaliftay in ay shaashada soo dhigaan iyadoo waliba uu ku saxeexanyahay Maxamad Haaji oo looga dhigay ciwaan DHALINYARADA KA TIRSAN BEELAHA JIBRIIL YOONIS OO KU HANJABAY…..