Salaan iyo Talo Ku Socota Reer Boon

By Deeqa Diiriye
Salaan ku socota reer Boon meel kasta oo ay joogan gaar ahan quruba joogta reer Boon ayaan halkan ka dirayaa. Aad iyo aad ayaan idin salamayaa wanan ku faraxsanahay sida aad iskaga war haysan iyo sida aad isku xasuusan tihiinba .


Reer Boonoow waxaa la inagu yaqanaa dad is jecel oo iskood wax u qabsada waligeenba waxaa la inigu aqana dad taarikhleh oo is jecel  hadaba waxaan ini odhan lahaa sidaas aan isku jecelnahay anan iskeen wax ugu qabsan jirnay waligeenba aan imikana iskagaga war hayno, anan Boon wax ugu qabano iyo walalaheena yaryar ee imika u kacay dagmada Boon.

Waxan ku ogaa Boon inay ayna jirin dugsi sare oo waxbarasho waxaan ogaa dhalinyar badan oo aanan xagan kusoo goobi karin oo ka dhigatay sugsi  sare  Boorama. Run ahaantii waxay ku ahyid dhibaato aad u wayn iyaga iyo walidiinta dhalayba . sababtoo ah waxaa jira  qooysas badan oo anan awoodayin in ay u guran ama guryo ku haysan iyo shaqo borama anan awoodi karin inay ubadkoogana gaar ahaan u biliyaan ama ayna uga bixiyan lacagta dugsiga ;

Waxay ku ahayd dhibato wayn waxana ugu ayaan badnaa kuwa ku leh qaraba dagan Boorama  guryahoga daganaa oo anan xataa  dharkooda anan ibsan karin . Lamna sinayin sida ciyaaka  la dagan walidkooda Dgsigana ka imanaya guryahooga. Hadaba imika waxaa jira dugsi sare oo loo dhisay boon waxaana jira wax yala badan oo ka maqan.  waxana intaa qabtay dad rer boon ah uun waxana jira in badan o anan gacan ka fidsan dhan koogii  hadaba waxaan ini leeyahay dugsiga si wada jira  waxyalaha ka dhiman oo dhan haloogu dhameeyo

WALLAAHI  baan ku dhartee waxaan hayaa anan ka mid nahay ardaydii Boorama wax ka baran jirtay markaan hada xasuusto wan ooyaa mar marka qaarkoood dhibta ay leedahay marka aad waalid kaaga ka fogtay. Guri Binu-Aadam kalna ad joogto adiga oo anan maskax daadii iyo  dhaqalahaagiiba ku filnayin kana dayar wakhti aad xoogsato anay jirin wax aad ku xoogsato 

 
Walaal  wanan idin salamayaa dhamaantii inagana raali ahaada
Macasalaama
 
Deeqa Diiriye

5 Responses to Salaan iyo Talo Ku Socota Reer Boon

  1. xalimo m sacad says:

    Salaan kabacdi waan inigu faraxsanahay reer Boon dhamaantiinba. walow intiina halkan kuxidhiidhaysi ad u badantihiin ciyaalkii yaryaraa markaan anigu Boon joogay hadana waan iniwada garanayaa anigu inkastooy igaranayaan qaar idinkamida sida Yaasiin Siciid, Rooble Ibraahin,Basra,Xawa iyo Habrawadaagay Siciid yare Cadraxmaan Yoonis iyo qaakaleba.

    Aad iyo aad baan uraadinaayey reerboon waxayna umuuqataa inay dad badani DABINKA iisoogaleen. marka hore waxaan idin raadinaayey in qafkasta oo awoodikari ka qayb qaato Dugsiga sare ee Boon waan ogahay inaad ubadantihiin arday Africa iyo Asia weli waxkabarta oon waxba awoodi karayn laakiin waxan lahadlayaa kuwa awoodi karaya ee is dhegatiraaya.

    Ma aha markii ugu horaysay een arintan dadka reer Boon usheego ee intabadani way og yihiin. Hadaba hadii ad tahay arday waxba awoodi karayn waxa lagaaga baahan yahay wacyi galin ad ku dhiirigelisid ka awoodi karaaya kuwa awoodikaraayoowna boqol dolar ood Boon ku caawisay wax wayn bay kuu noqonaysaa ma aha inaan Afka boon kajeclaano inagoon beesad uquudhayn.

    Sidaad ogtihiinba waxa inoo bilaabay Idiris inta imika dhisan inbadan oon anu lacagtooda hayaayina wayjirtaa waxaanan lasugayaa in qofkasta oo reer boonihiba soo bixiyo hadaba yaan lagaaga badin TAARIIKHDA BOON MAGACAAGUNA KAMAQNAAN BOADKA SCHOOLKA LAGU HORDHEJINAAYO.Hadaad diyaar utahay lasoo xidhiidh Xalimosacad@hotmail.co.uk ama 00442088305539 ama Xasan Muuse Subagle 004532118644 Danmark.

    Talabaad een idiin raadinaayey waxay ahayd anoo waayey Reer Boon meeshay mareenba waxaan islahaa dadkiibadnaa ee boon joogijiray aaway?.

    Kaftan yar ina abtigay Yaasiin Siciid horta waanku salaamayaa warkaagana waanlasocdaa ina abti mida kale miyaad ogtahay inaan AROOSKAAGII ka ciyaaray adoon joogin kkkkkkkkk waxaan ku qoslay labada Sokeeye eed kala garan waday Sokeeye wayne waa Sokeeye Xasan Axmed ama ina Xasan Dacawo waxaa dhashay Maryan Faarax Xajiin. Maryan Good ayaa mocooy u ahayd allaha unaxariistee . Sokeeyaha ad macalinka u ahayd waa sokeeye Cabdi Kulmiye Gaafane waxay ahaayeen reer Djabuuti iyo reer Boonba Jiigle ayaa adeer u ah marlabaad

    salaanqaaliya dhamaan reer Boon

    REERBOON DAREEN IYO DAL JACAYL ANLALA QABIN DADKAY KAGA HOREEYAAN
    INKASTOO AYDUURAAN DIBADAHA WAREEGAAN GOORTII AYDAALAAN
    DALXIIS KII U BAAHDAA MEELKALE MADEEQDEE BOON BUU U DUULAA.

  2. karim ahmed ismail says:

    salams
    aniga oo ah Karim Ahmed Ismail Barkhadle oo jooga wadanka Australia waxaan halkan ka salamayaa dhamaan reer boon oo dhan, mel kasta oy joogan ba..waliba gaarahann dhalinyarta Cabdi Bashir how ka madax yahay ee Boorama schoolka ka dhigta iyo walalkay Tiger iyo Camale oo iyagna boorama jooga.
    dadkina boon hadaad internetka had lee dihiin ood akhrinaysiin salamta iga gaadhsiiya hoyaday iyo aabahayba.
    Dawale iyo C/qani amusane na waan salamaya.

    if anyone from boon who lives in europe or america is reading this please feel free to add me and contact me through nig7_ak69@hotmail.com i want to know more about my people from boon too..
    salams

  3. salaan dhamaandiin walaal yasiin muse iyo siciidba waad isla waydeen ninkaa ka shaqayn jiray maqaaxitii muuse barkhadle ala ha unaxariistee ana aan isku dayo bal ninkaa waxaam umalaynayaa waxa la oran jiray [daaliye] ina cagaagane ayuuna ahaa oo waxa adeer u ahaa barwaqo alaha unaxariistee sxbayaal waana noolaa markii iku danbaysay hadaanu ahayna raali ahaada

  4. nimo says:

    salaan dhaman rer boon aad baan u qoslaykkkkkkkk runtii farxaan walaal. marka hore (daaliya)alaah u naxariistee waaa runtaa waxuu ahaa ina cagagane lakiin barwaqo alaha u naxariistee waxba iskuma ahyin kaliya rer axamed nimo mooyaanee. kkkkkkkkkkkkk
    daaliya waxaa u ahaa adeer alaha u naxariisyee aw cismaan adan cadawe .sidoo kale cilmi adan cadaawe (warabe)alaha u naxariisto isagana waxuu ahaa ina cagaagane waad mahhad san tihiin dhamaan

    marka xiga dugsiga boon arintiisa waan idinku raacsanahay hildani iyo xaliimooyba anigana igu soo horaysiiya sidaan awalba sheegay salaam dhamaan

  5. diirshe yare says:

    WAXAN HALKAAN KA SALAAMAYAA BEESHA RER BOON KUWAAS OO LAKU YAQAAN DAD ISJCEL HADAN MEELKASTA AY JOOGAAN IS GACAN QABTA LAKIN WAXA ANIKA LA YABAHAY MAXAA ARDAYDA RER BON ISKUUL LOOKU FURI LA YAHAY SI AY ULA JAANQAADAAN KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.