Hambalyo Aroos: Boqor Maxamad iyo Boqoradiisa Faadumo

Hibo iyo Ducaba Naga Hooya..!

Hambalyo Hambalyo  GacaL Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax, Dhamaan qoyska reer Xaaji Saciid Maxamuud waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan, Mudane Maxamed Idiris yuusuf iyo Marwo Faadumo Cabdilaahi Muxumed, oo uu maherkoodu saaka oo ay taariikdhu tahay 04/04/09 ka dhacay hotel Rays ee magalaada boorama. Waxayna leehiyiin, gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax, guule lagama waayee gobonimo ku aqal gala.

1- Hooyo Cadar muruud Cubeesh
2- Eng Qaasim Xaaji Saciid iyo Xaaskiisa, Sucaad salaan cali
3- Ahmed Xaaji siciiid Iyo Xaaskiisa
4- Maxamed Xaji saciid iyo Xaaskiisa.
5- Cabdilaahi Xaaji Saciid
6- Mukhtaar Xaaji saciid
7- Xaliimo Iyo sayigeeda
8- Nimoco iyo sayigeeda
9-Khadiir iyo xaaskiisa
10- Cabdi raxmaan
11- Hinda
12- Sucaad
13- Saynab

Dhamaan qoyska reer Xaaji saciid oo kala jooga, London U k , Norway ,  , Holand Iyo Somaliland Wxay marlabaad leeyihiin Noqdo kuwii, ku raaxaysta guurka iyo jiiraalka hayaanka wadada dheer ee nolasha, noqdo kuwii  is maqla , wadaaga jacayl xushmad iyo kalgacal iftiimaya, qalbiyada lamaane isku dhaxay . Noqda kuwii kala hela wiil iyo caano gabar iyo caano.

NOQDA WIIL IYO CAANO AYAANU ANNAGUNA LEENAHAY-ALLBOON

2 Responses to Hambalyo Aroos: Boqor Maxamad iyo Boqoradiisa Faadumo

  1. hambalyo………hambalyo………….hambalyo

  2. Boqor Bashiir Mohamed says:

    Tacsi 30/01/2010

    Inaa Lilaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun

    Waxaan Utacsiyeynaynaa dhamaan Eheladii & Qaraabadii Uu Ka Geeriyooday Marxuun C/laahi Mahdi (sayidka) Oo Xalay Fiidnimadii Lagu Dilay Magaalada Bosaso Si Bareeyaa!

    Waxaan Alle Weyne Uga Baryeynaa In Uu Janada Ugu Deeqo Aamin Aamin.
    Eheladii & Asxaabtii Uu Ka Geeriyoodayna Uu Samir & Iimaan Ka Siiyo Aamin Aamin.

    Waxaan Mar Kale Canbaareyneynaa Falkaas Foosha Xun Ee Lagula Kacay Walaalkeena (sayidka) Oo Ahaa MUWAADIN Somaliyed Oo Jecel Hurmarka Bulshada. Kana Soo Shaqeynayey Wakhti Fara Badan Si Tabarucaada.

    Walaalayaal Waxaan Idinka Codsanayaa Cidkasta Oo Taqaanayba Ama Maqashayba Waxaan Ka Codsanayaa In Ay Iska Cafiso Una Duceyso Walaalkeen.

    Waxaa Tacsidaan Diraya Dhamaan Golaha Aayaha Iyo Ururka PSCA.

    Inaa Lilaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun

    By Boqor Bashiir Mohamed Abdi

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.