Ogaysiis Muhiim Ah: ‘Xatooyo Email’, Fadlan Akhriso

Salaan iyo nabad gelyo iyo naxariisi korkiina ha ahaaato meelkasta oo ad joogtiinba, hadii ad tihiin akhristayaasha sharafta leh ee xidhiidhka la leh shabakadaha HIILDAN.COM iyo ALLBOON. COM.  Waxan idin ogaysiinaynaa in Emailkii hore ee hiildan@yahoo.com  uuna gacanta innoogu jirin oo la xaday. 

Read more of this post

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.