Waxan kula kulmay Ankara Dahalinyaro reer Awdal ah, oo qaarkood iska dageen Ankara-Turkey. Badhkoodna hadda soo galeen una socdaan Tahriib. Kuwa halkan degay ha innoo danbeeyaane, waxan jeclaystay inaan ogaado shucuurta dhallaankan usocda tahriibka, oo an wax ka weydiiyo inay wax qiil ah u haystaan tahriibista iyo waxay ka filayaan mustaqabalka. Dhalinyarada an waraystay waxay magacdoodu kala yihiin:

Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo lagu xusayay maalinta xornimada 
