Tahriibku Qiil Ma Leeyahay

Waxan kula kulmay Ankara Dahalinyaro  reer Awdal ah, oo qaarkood iska dageen Ankara-Turkey. Badhkoodna hadda soo galeen una socdaan Tahriib. Kuwa halkan degay ha innoo danbeeyaane, waxan jeclaystay inaan ogaado shucuurta dhallaankan usocda tahriibka, oo an wax ka weydiiyo inay wax qiil ah u haystaan tahriibista iyo waxay ka filayaan mustaqabalka.  Dhalinyarada an waraystay waxay magacdoodu kala yihiin:

 

Read more of this post

Aadbay ii Taabatay Uurkutaallada, Ubadka ku Jira Xabsiga Boorama

By Xaawa Cige Guuleed – London

Marka ugu horaysa waxaan akhristayaasha ku salaamayaa salaanta islaamka Asalaamu Calaykum Waraxmatulahi Wa-Barakaat.

Read more of this post

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.