From Ojor Family and Bulaale Family
Qoyska Reer Daahir Ahmed Iyo Carurtodu,waxan tacsi tiiraanyo ah u diraynaa qoyska iyo qaraabada iyo dhamaan bulsho weynta somaliland ee uu ka baxay allaha u naxariisto wasiirkii xiriirka golayaasha MARXUUN CABDI XASAN BUUNI oo ku geeriyooday magaalada london ee carriga Ingiriiska,ilahay inaga siiyo samir iyo iman,marxuunkana ilahay janada haka waraabiyo
Continue reading
