Boon Maka Dhigi Karnaa Sida Jaziirada TUTTI oo Kale?
June 6, 2009 4 Comments
By Dr Yaasiin Siciid Axmad
scw aad baan u salamyaa dhamaan dadka wanaaga jecel dhamaantood meelkastoy ku noolyihiin.
waxaan maanta jeclaysay in aan uga waramo asxabtayda websitekan Allboon.com aan ku kulano. In ay jiraan dhul aad u qiimo badan oo ay qiimahaas dadka ku dhaqani ay keeneen.