Allaha U Naxariisto SACAADA YUUSUF CAATEEYE
June 9, 2009 4 Comments
INAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN
I Daayaay Boon I Deeqdaye.!!
June 9, 2009 4 Comments
INAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN
June 9, 2009 Leave a comment
Tacsidan waxa an si gaar ah u gaadhsiinayaa Wasiirka Arrimaha dibada Jamhuuriyada Soomaaliya, mudane Maxamad Cabdilaahi Oomaar. Waxan ku leehay Sacaadatu Wasiir: Ilaahay Samir iyo iimaan hakaa siiyo geerida ku timid Aabahaagii ad jeclayd ee marxuum Cabdilaahi, isagana haka waraabiyo Naxariistii janno. Halyeey iyo Oday Soomaaliyeed ayuu ahaa oo dalka dhan laga wada yaqaano, taariikhdana wuu ku xusan yahay. Adiguna waxad ku joogtaa raadkiisii, Ilaahayna hakgu asturo xilka iyo masuuliyada ad u hayso ummadda soomaaliyeed oo dhan, bedel khayr qabana hakaa siiyo geerida marxuunka Aabo C/Laahi.
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga, Dr Hilaal Maxamad Aadan, ayaa isagoo ka tacsiyaynaya geerida ku timid Marxumm Cabdilaahi Oomaar Cawaale, wuxu u hadalkiisa u dhigay sidatan: