Allaha U Naxariisto SACAADA YUUSUF CAATEEYE

INAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN

 

 

4 Responses to Allaha U Naxariisto SACAADA YUUSUF CAATEEYE

  1. sheekhaawi says:

    INAA LILHHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN..
    allaha u naxariistee gabdhaaaaaaaaaa..
    ilahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo,
    iyadana jannadii fardawsa ilahay ha ku manysto Amiin Aamiin Aamiin
    noole waa dhintee intanad dhiman is xisaabi,,
    tusaale waxaa inoogu filan GEERIDA,, waa ayad wax ku qaadasho leh, ilahay ha ina karsiiyo u diyaar garowgeed,,
    Aamiin isha llaahu sidii khayr leh ayaan Eebe waydiisanaynaa..

  2. Asc inaa lilaah wa inaa ilayhi raajicuun noolaba waa dhinte waana lagu kala dambaynayaa adduunkan iyo geeridaba ilaahay jannadii fardowsa ha ka waraabiyo qabrigana allaha u waasiciyo nuur allaha uga yeelo innagana samir iyo iimaan allaha innagana siiyo dhammaanteenba innagana allaha inooga daba naxariisto waana ayaad iyo cibro wax ku qaadasho mudan.
    Allaha ina garansiiyo wax ku qaadashadeeda aamiin aamiin aamin

  3. inaali laahi wa inaaraajucuum dhamaan rer suldaan yuusuf caateeye waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa qaasatan saaxiibkay c/qani suldan yuusuf caateeye.hildan yare
    geerida ku dhacday walaasheen sacaada sul. yuusuf caateeye oo ku geeriyaato magaalada boorama waxaan marxuumada eebe uga baryaynaa in uu janadii farduusa ka waraabiyo inagana samir iyo iimaan ianga siiyo aamin aamin amin.

  4. AHMED GUREY says:

    inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun. walaasheen ilaahay janadii firdowsa haka waraabiyo aaamiin aamiin aaamiin aaamiin.
    eheladii iyo qaraabadiina ilaahay sabir iyo iimaan haka siiyoo aamiiiiiiiin.
    geeriduna waa xaq lama huraan ah oo aanan loo kala saareeyn yar ,weyn,wiil iyo gabadhna waana mid qof welbaana u taagan yahay ,negigeenii suubanaa wuxu yiri salallaahu calayhi wasalam bedsada macmacaan gooyaha waa geeridee.
    ilaahay sabir iyo iimaan ha inaga siiyo aamiin aamiin

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.