ALLA HA U NAXARIISTO FAARAX CABDILAAHI FARIID
June 14, 2009 Leave a comment
Anigoo ku hadlaya magacayga, magaca xaaskayga iyo carruurtayda , magaca qooyska reer Caateeye Faahiye iyo magaca bahda HiilDan iyo AllBoon, waxan ka tiiraanyaysanahay kana tacsiyaynayaa geerida Marxuum Professor Faaraax Cabdilaahi Fariid. Waxa an tacsidan si gaar u gaadhsiinayaa Qooyskii uu ka tegay marxuunku ee London Uk, oo ah reer an lasoo barbaaray. Kuwaas oo kala ah Xaaskiisa DAHABO, iyo carrurtiisa; C/Raxmaan Faarax Cabdilaahi,; Maxamad Faarax Cabdilaahi, Muxyadiin Faarax Cabdilahi; Axmad Faarax Cabdilaahi; Faadumo Faarax Cabdilaahi; Xaawo Faarax Cabdilaahi; iyo Saynab Faarax Cabdilaahi.

Ilaahay Marxuunka haka waraabiyo naxariis janno, dhammaanteenna haynaga siiyo samir iyo Iimaan..
AAMIIN ALLAHA AQBALO
Abdiqani Ateyeh (HiilDanYare)