Hambalyo: Dhalasho Farxad Leh
Dhamaan akhyaarta hoos ku qoran oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa sida Somaliland, Djabouti, South africa, Yemen, Jermany, U.A.E, U.S.A, U.K, Kenya, pakistan iyo Bangladesh waxey tahniyad qiimo leh u diyaraan saaxiibkooda qaaliga ah Mudane Qaalib Mohamed Abdillaahi iyo Marwo Hana Ali Saciid oo taariikhdu markey aheyd 21-06-09 gabadhi ugu dhalatey dalka Yemen magaalada sanca gaar ahaan Hospital ku yaala xaafada Shumayla oo magiciisa la yidhaahdo AL-KHAZAN gabadhaas oo loo bixiyey Mawada Qaalib Mohamed waxaan leenahay noqo tii dalkeeda, dadkeeda iyo diinteeda anfacda alaha aqbalo aamiin.
Continue reading
Daily Archives: June 24, 2009
Tahniyad Dhalasho: Waa Wiil…!!!
Anigoo ku hadlaaya magaca reer Bille waxaan tahniyad iyo bogaadin hawada u marinayaa ABDIRISAAQ OMER BILLE IYO BARNI ABDIRAHMAN OMER EGAL oo wiil ugu dhashay magaalada minneapolis ee wadanka maraykanka.
Waa Maxay Bacda uga shanqadhay Wasiirka Arimaha Gudaha Xeebaha Gobolka Awdal?
By MC Sharif – Sanca Yemen
Wacan oo Wanaagsan dhamaan akhyarta sharfta leh ee wax akhrida waxaan hawada iniisoo marinayaa salaan qaaliya.
Socdaalka uu ku tagay Wasiirka arimaha gudaha ee JSL C/laahi Ismaaciil Cali (Cirro) oo ku yimid si kadis ah isagoo kasoo galay wadanka dhinaca Jamhuuriyada Djabouti lana sheegay inuu halkaasi u tagay arimo xaasaasiya oo la xidhiidha in halkaasi lagasoo dajiyo badeecado iyo hub degaanada xeebta Bullo-Caddo ee u dhaxaysa Zeilac iyo Lughaya hadaba tuhunka uu ku tagay wasiirku in halkaasi ay jiraan warar sheegaya in ay kasoo degaan hub iyo badeecado sida ay qortay Websiteka Gabileynews.com.