Tahniyad Dhalasho: Waa Wiil…!!!

Anigoo ku hadlaaya magaca reer Bille waxaan tahniyad iyo bogaadin hawada u marinayaa ABDIRISAAQ OMER BILLE IYO BARNI ABDIRAHMAN OMER EGAL oo wiil ugu dhashay magaalada minneapolis ee wadanka maraykanka.


Wiilkaas oo loo bixiyay Qays Abdirisaq Bille waxaan illaahay uga baryaynaa inuu noqdo kii anfaca dadkiisa ,dalkiisa iyo diintiisa. aamiin
 
 
Mohamed O. Bille
London UK

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.