Taageero Ururada Lagu Najaxay ee Awdal iyo Talo kuwa Tumaatiyaya
June 28, 2009 Leave a comment
By Rashiid Cabdi Bakaal
Waxaan salaamayaa walaalaha xorta ee caqligooga fiican had iyo goor kaashada ilaahayna ka baqa, waxaan ku salaamayaa salaanta islaamka ,salaamu calykm. Waxaan halkan ka salaamayaa aanan ku faraxsanahay waxay qabteen ururada kala ah (Amuod foundation iyo IQRA).