From Dr Yaasiin Siciid Cusmaan - Sudan



![]()
Hanbalyo meher wacan,,
waxaan hablayo aad u qiimo badan u dirayaa ,
lamanaha walalhay ah Boqorka Khalid xasan Alore iyo boqorada Muraayo maxamed cige.. oo meherkoodu ka dhacay dalkaa sweden malintii jimcihii ee inna dhaafay
ee bishan tariikhdu markay ahayd 26/6/2009.
waxaan ugu ducaynayaa curado iyo caano,waliba in illahay labadii isku waaree ubad khayr qaba kal hela iniga dhigo.
Aamiin Aamiin Aamiin.