DanYare iyo DaNana: ‘Dib Maysku Aroosnaa’..?

DanYare iyo DaNana, iyagoo wali is qaba, hadana dib mar kale ma isku aroosi karaan?.  Waa su’aasha meesha taalla, ee majaajiladni ku saabsan tahay?. Wiilkooda oo tabliiq noqday ayaa wuxu kula taliyay labadiisa waalid,  in Mar hadii ay dirir iyo dagaal bateen, labadooduba gali doonaan cadaabta. Balse sida kaliya ee ay kaga badbaadi karaana tahay inay dib isku aroostaan…!.  Sidan ayay u dhacday:

Continue reading

Dhanxiir Muxuu ka yidhi Orgobayaasha Gabiley?:

“Afkaan Ka Kala Hayaa”..!

DhanXiir

 Maanshaa Allaah; Waryaadhaheen, waxa soo baxay rag anigaba iga foolxun oo la yidhi waa orgobe, kuwaasoo ummaddii argagaxiso galiyay. Yaa,  haddaanse dee  layska  qaban soow  anigana laygu qaldi maayo, oo waa taar walahooda lay odhan maayo, illeyn dhinacbaanu waxa iskaga yar eg nahaye, calashaan.. you know….”Afkaan ka kala Hayaa”.  Allaylehe,  waa in lasoo qabto.
 

Continue reading

Hambalyo Meher

Dhamaan dadkan halkan ku qoran oo  jooga dalka iyo diba hawda u marinayaan  Meherka Mudane C/qaadir Xasan C/laahi (Qaadiro Xasan) iyo Marwo Niciimca C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Eng.Saylici). oo maanta arooskoodu ka dhacay magalaada Borama gaar ahaan Hotel Rays Waxaan leeynahay noqda kuwii isku waara ubad kheyr qabana kala hela gacal iyo sokeeyaba guurkii lugu farxo guulo ka yeel aamin aamin.


Continue reading

Hambalyo Aroos

Dhamaan dadkan oo kala jooga dalka gudihisa iyo dibadisa  waxay Hambalyo u dirayan caruuska iyo caroosada Mudane  Maxamuud Hassan Hadi iyo Marwo Hoodo Jaamac Axmed oo  caroosku ka dhacay shalay Magalada Borama goobta Rays hotel waxan le nahay isku wara ubad khayr qabana alaha inakala siiyo.

                AAmin      AAmin      AAmin 

Continue reading