Hambalyo kusocota Boqor Saleban Awcali masheeye: Jaalliyadda Addis Ababa
July 5, 2009 1 Comment
Dhamaan anaga oo kuhadlayna bulshada magalada Adis ABaba ee dalka ethipia waxan hambalyo halkan uga diraynaa Boqor Saleeban Aw cali masheeye , oo dhawaan lagu caleemo saaray degmada Boon waxaanan ilahay ugabaryayna inuu noqdo midkii xilkiisaa kasoo baxa umadana Usinaada.